Mali (Raxanreeb online) – Ku dhowaad 48 qof ayaa Sabtidii shalay dhimatay, ka dib markii uu dumay god dahabka laga qodo oo aan rukhsad loo haysan, kaas oo ku yaalla galbeedka dalka Mali, sida ay saraakiisha iyo ilo maxalli ahi u sheegeen wakaaladda wararka ee Agence France-Presse (AFP). Sidoo kale, Mali waxay ka mid tahay...
Day: February 16, 2025
Somalia’s Opposition Threatens Parallel Election as Political Tensions Escalate
Mogadishu, Somalia – Political tensions in Somalia are reaching a boiling point as opposition leaders threaten to hold their own election if President Hassan Sheikh Mohamud moves forward with his controversial electoral plan. The opposition, led by prominent figures including former President Sharif Sheikh Ahmed, gathered in Mogadishu to voice their concerns. The meeting wasn’t...
Xildhibaano iyo saraakiil hore oo ciidan ayaa gaaray furimaha horee ee dagaalka
Calmiskaad (Raxanreeb online) – Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo saraakiil hore oo ciidan, ayaa tagay farumaha hore ee dagaalka lagula jiro kooxda Daacish, si ay u dhiirogaliyaan saraakiisha iyo ciidamada dagaalka kula jira kooxda Daacish. Sodoo kale, Xubnaha tagay farumaha hore ee dagaalka gaar ahaan buuraha Calmiskaad waxaa kamid ah Xildhibaan Gen Bashiir Ameeriko...
Dowladda Puntland oo shaacisay xiliga ay soo gaba gabeeneyso dagaalka ka dhanka ah Daacish
Garoowe (Raxanreeb online) – Ciidamada ammaanka Puntland ayaa dagaal adag kula jira dagaallamayaal katirsan kooxda Daacish, kuwaa oo ku sugan dhulka buuraha gobolka Bari gaar ahaan halka loo yaqaan Calmiskaad. Sidoo kale, dagaalka waxaa guulo waa weyn ka gaaray ciidamada difaaca Puntaland oo dhul badan kala wareegay kooxda Daacish, waxa ay sidoo kale ciidamada dileen...
Mareykanka oo war kasoo saaray Weerarkii Daacish kusoo qaaday ciidanka Puntland
Calmiskaad (Raxanreeb online) – Dowladda Mareykanka ayaa si adag u cambaareysay weerar dagaalyahanno katirsan kooxda Daacish maalmo kahor ku qaadeen ciidamada difaaca maamulka Puntland ee ku sugan buuraha Calmiskaad gaar ahaan togga Jaceyl. Sidoo kale, war qoraal ah oo kasoo baxay safaaradda dowladda Mareykanka ku leedahay Muqdisho ayaa si kulul loogu cambaareeyay weerarka Daacish ku...
Mali: 48 ku dhimatay qod macdanta laga qodo
Mali ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan 48 qof ayaa Sabtidii shalay dhimatay, ka dib markii uu dumay god dahabka laga qodo oo aan rukhsad loo haysan, kaas oo ku yaalla galbeedka dalka Mali, sida ay saraakiisha iyo ilo maxalli ahi u sheegeen wakaaladda wararka ee Agence France-Presse (AFP). Mali waxay ka mid tahay dalalka ugu...
Mustaf Dhuxulow oo shaaciyey waxa qiimo riday Baasaboorka Soomaaliya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Agaasimaha hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Soomaaliya Mustaf Cali Dhuxulow, ayaa sheegay in ganacsatada Soomaaliyeed ay ku safraan Baasabooro dalal kale, taasina ay tahay dhibaato weyn oo heysta Baasaboorkeenna. Waxa uu tilmaamay in caqabadaha jira awgeed ee dhinaca helida Fiisaha ama dal ku galka ay sababtay in ganacsatada Soomaaliyeed ay...
Dad badan oo ku dhintay isbuurasho ka dhacay dalka Hindiya
New Delhi ( Raxanreeb Online ) In ka badan 15 qof ayaa ku dhintay 15 kalena way ku dhaawacmeen isbuurasho xalay fiidki ka dhacday bosteejo tareenka laga raaco oo ku taalla magaalada New Delhi ee caasimadda Hindiya. Khasaaraha isbuurashada ayaa saakay oo Axad ah waxaa warbaahinta u xaqiijiyay, wasiiru-dowladaha caasimadda. Shilkan ayaa dhacay abaaro siddeedii...