Beydhabo (Raxanreeb online) – Maxkamadda Sare ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay Yuusuf Jeylaani Seef, kaddib markii lagu helay in uu dil bareer ah uu u geystay ayeeydiis, Xaawo Cabdi Xasan (Afikirow) 4-tii bishan, gudaha Degmada Awdheegle ee gobolka Sh/hoose. Sidoo kale, Xafiiska Xeer Ilaalinta Koonfur Galbeed ayaa eedeysanaha ku...
Day: February 24, 2025
Wasiir Fidan oo ka hadlay sidii xal looga gaaray khilaafkii Soomaaliya iyo Itoobiya
Ankara (Raxanreeb online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Turkiga Hakan Fidan, oo la hadlayey wargeyska Bloomberg, ayaa sheegay in dalkiisu ku guulaystay dhamaystirka xiisadii u dhexaysay Soomaaliya iyo Itoobiya. Sidoo kale, Fidan ayaa tilmaamay in xiriirka adag uu Türkiye la leeyahay Midowga Afrika, isagoona carrabka ku adkeeyay in hoggaamiyeyaasha Afrika ay doonayaan inay xoojiyaan...
Soomaaliya oo aan kasoo muuqan liiska dalalka lagu lee yahay deymaha ee…
New York ( Raxanreeb Online) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa soo saaray liiska dalal lagu lee yahay Deymaha aan la bixin ee gaarsiin karaa in dalalkaasi aysan codsan Karin in ay xubin ka noqdaan Golaha Guud, sida uu qorayo xeerka 19-aad ee Axdiga Qaramada Midoobay. Warqad uu 17-ka Feberaayo 2025, uu xoghayaha golaha ammaanka...
Ciidanka Puntland oo lawareegay guri ay daganaayeen saraakiisha kooxda Daacish
Calmiskaad (Raxanreeb online) – Ciidanka geesiyaasha Puntland, ayaa maanta lawareegay deegaanno iyo xarumo ay kooxda Daacish ku lahaayeen buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari. Sidoo kale, Saraakiisha ciidanka hoggaamineysa ayaa sheegtay in deegaannada ay la wareegeen ugu tageen guri ay degnaayeen qaar kamid ah saraakiisha Daacish gaar ahaan kuwa ajaaniibta ah, kuwaa oo la qariyay si...
Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay deegaanka Cadaan-laxeey
Jowhar ( Raxanreeb Online ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal khasaaro geystay oo deegaanka Cadaal-laxeey ku dhex maray ciidamada xoogga dalka iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid ka gadaal markii Al-shabaab ay weerar ku soo qadeen fariisimo ay ciidanka dowladda ku lee yihiin deegaanka Cadaan-laxeey ee gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana la sheegay in dagaalkaasi...
Somali Government Steps Up Efforts to Eradicate Al-Shabaab
Mogadishu (Raxareeb Online) — Determined to bring lasting peace to its people, the Federal Government of Somalia is intensifying military operations against Al-Shabaab in the regions of Hir-Shabelle and Galmudug. The goal is clear: to rid these areas of the militant group and restore security and stability to local communities. According to reliable sources who...
Dowladda Federaalka oo isku xireysa howlgallada ka socda Galmudug iyo Hir-shabeelle
Muqdisho ( Raxareeb Online) Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay ka shaqeyneyso sidii laisku xirilahaa howlgallada ka socda maamulada Hir-shabeelle iyo Galmudug ee ka dhan ah Al-shabaab. Qorshahaan ayaa waxa uu yahay mid lagu doonayo in sare loogu qaado howlgalla lagu ciribtirayo kooxda Al-shabaab ee ka socda dalka. Wararka anu heleyno ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey dalka Liibiya
Liibiya ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya, halkaas oo uu ku tagay booqasho rasmi ah oo lagu xoojinayo xiriirka labada dal. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Tripoli, ku soo dhaweeyey madaxda sare ee dowladda Liibiya, waxa...
Madaxweynaha Ukraine oo shaaciyay caqabadaha ku horgudban doorashada dalkaas
Ukraine (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa shir jaraa’id uu qabtay, ayuu ku sheegay inuu diyaar u yahay inuu ka tago xilka madaxweynaha haddii ay xal nabadeed oo deg deg ah u keenayso Ukrain. Sidoo kale, madaxweyne Zelensky ayaa sheegay haddii la soo bandhigo ama lakeeno qaab dammaanad amni uu iska bixi doono...