Hiiraan (Raxanreeb online) – Taliyaha hay’adda Sirdoonka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, Madaxweyne Ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar, ganacsade Liibaan Ahmed Xasan iyo saraakiil ayaa gaaray goobihii saaka lagu dagaalamay gobolka Hiiraan. Masuuliyiintan ayaa warbixino ka dhegeystay saraakiisha hoggaamineysay dagaaladii saaka ka dhacay degaanada Alkowsar iyo cadow Gurey oo lagu laayey Alshabaabkii ugu badnaa...
Day: February 25, 2025
Maxkamadda Ciidamada Congo oo maanta u fadhiisatay kiiska askar looheysto in furinta kasoo carareen
Congo (Raxanreeb online) – Maxkamadda ciidamada milatari ee dalka DRC, ayaa waxaa maanta ay u fadhiisatay dacwad ka dhan ah lix askari oo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo iyo labo dumar ah oo la shaqeynayay. Sidoo kale, Eedeysanayaasha ayaa la horkeenay Maxkamadda Milliteriga ee Butembo oo ku taalla magaalladda Musiene...
Baarlamaanka Hirshabeelle oo beeniyay qoraal saameyn badan dhaliyay oo uu qoray xildhibaan katirsan Hirshabeelle
Jowhar (Raxanreeb online) – Baarlamaanka maamulka Hirshabelle, ayaa beeniyay qoraal uu bartiisa Facebook ku baahiyay maanta, xildhibaan katirsan maamulkaasi. Xildhibaankan katirsan Baarlamaanka Hirshabelle , ayaa qoraal uu bartiisa ku daabacay ku bogaadiyay kooxda Al-shabaab, waxa uuna ninkan durayay beesha Xawaadle oo horey loo sheegay in ay u gurmaneyso deegaanka Ceelbaraf. ‘’Barlamaanka Hirshabelle waxuu cadeynayaa inuusan...
Puntland oo taageeraysa macawisley iska abaabulay deegaannadii laga saaray Daacish
Garoowe (Raxanreeb online) – Maamulka Puntland ayaa taageero siinaya macawisleyda iska abaabulay deegaannadii laga saaray kooxda Daacish ee buuraha Calmiskaad. Afhayeenka howlgalka ka dhanka ah Daacish, Gen. Maxamuud Faadhigo, ayaa sheegay in macawisleyda oo ah xoolo-dhaqato deegaanka ah ay dhibaato xooggan kala kulmi jireen kooxda Daacish, kuwaas oo xoolahooda ka dhici jirtay. Gen. Faadhigo ayaa xusay...
Fierce Clashes Erupt Near Beera-yabaal as Somali Forces Repel Al-Shabaab Attack
Hiiraan (Raxanreeb Online) – Residents of the Beera-yabaal area in Somalia’s Hiiraan region woke up to the sounds of heavy gunfire and explosions early this morning as intense clashes broke out between Somali National Army (SNA) forces, supported by local militia, and the militant group Al-Shabaab. The attack, initiated by Al-Shabaab, began with a series...
Somalia’s Intelligence Agency Strengthens Security in Lower Shabelle Region
Ceelasha Biyaha (Raxanreeb Online) – The National Intelligence and Security Agency (NISA) has carried out a security operation aimed at strengthening safety in the Ceelasha Biyaha area of the Lower Shabelle region, within the South West State of Somalia. The operation, led by senior NISA officers, involved inspections at checkpoints monitoring vehicles traveling from Afgooye...
Howlgal lagu adkeenayo amniga oo laga sameeyey deeegaanka Ceelasha Biyaha
Ceelasha Biyaha ( Raxanreeb Online ) Ciidamada hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa howlgal lagu xaqiijinayo amniga waxa ay ka sameyeen deegaanka Ceelasha Biyaha ee gobolka Shabeellaha Hoose ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka, ayaa kormeeray baraha lagu baaro gadiidka ka imaanaya degmada Afgooye ee u soo gudbaya Muqdisho, si...
Mesut Özil oo ku biiray siyaasadda dalka Turkiga kaddib kamid noqoshadiisa xibsiga (AKP)
Ankara (Raxanreeb online) – Ciyaaryahanka weyn ee Mesut Özil, oo kamid ah ciyaaryahanad ku guuleystay Koobka Adduunka isagoo ka mid ah xulka qaranka Jarmalka, ayaa hadda si cad ugu mid noqday siyaasadda Turkiga, isagoo noqday xubin sare oo ka tirsan xisbiga talada haya ee dalkaas. Sidoo kale, Özil ayaa maalinimadii Axada aheyd lagu daray guddiga...
MW Xasan Sheekh oo madaxda Liibiya kala hadlay dhibaatada ay la kulmaan Tahriibayaasha
Liibiya ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo la qaatay Hoggaamiyaha Golaha Sare ee Liibiya, Maxamed Al-Manfi iyo Ra’iisal Wasaaraha dalkaasi Cabdixamiid Dubayba oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada tahriibka, dhaqaalaha, tamarta iyo diblumaasiyadda. Madaxweynaha ayaa si gaar ah diiradda u saaray xaaladda tahriibayaasha...
Dagaal xooggan oo aroornimadii hore ee saakay ka dhacay gobolka Hiiraan
Hiiraan ( Raxanreeb Online ) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal xooggan oo aroornimadii hore ee saakay ka dhacay nawaaxiga deegaanka Beera-yabaal ee gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada xoogga oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo Ururka Al-shabaab. Dagaalka oo ay soo qadeen Al-shabaab, ayaa waxa uu markii hore ku biloowday qaraxo waa...