Day: February 26, 2025

Home » Archives for February 26, 2025
Ciidamada xoogga oo dagaal culus ku qaaday goob ay isku aruursanayeen Shabaab
Post

Ciidamada xoogga oo dagaal culus ku qaaday goob ay isku aruursanayeen Shabaab

Ceel-baraf ( Raxanreeb Online) Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa maanta weerarka culus ku qaaday xubno ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo isku aruursanayey duleedka degmada  Ceel-baraf ee gobolka Shabeellada Dhexe. Weerarka ayaa yimid kadib markii saraakiisha ciidanka ay xogtaan ka helaan dadka deegaanka oo wadashaqayn dhow la leh Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka....

Maxey kawada hadleyn safiirka Qatar u fadhiya Soomaaliya iyo wasiirka Haweenka ?
Post

Maxey kawada hadleyn safiirka Qatar u fadhiya Soomaaliya iyo wasiirka Haweenka ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya  Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta xafiiskeeda kusoo dhaweysay Safiirka dowladda Qatar u fadhiya magaalada Muqdisho Amb Abdullah Salem Nasser Al Holi Al Nuaimi, waxaana ay wasiirka iyo Safiirka kawada hadleen hawlaha hor yaala Wasaaradda, gaar ahaanna dhinacyada Xuquuqul Insaanka iyo hormarinta Qoyska. Danjire...

Ethiopian PM Abiy Ahmed to Visit Mogadishu for Key Talks
Post

Ethiopian PM Abiy Ahmed to Visit Mogadishu for Key Talks

Mogadishu (Raxanreeb Online) – Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed and his delegation are expected to arrive in Mogadishu, Somalia, on Thursday. Preparations are underway for their reception as the Somali government tightens security measures across the capital. According to reliable sources, Abiy’s visit aims to finalize the agreement previously reached between Somalia and Ethiopia under...

Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo Muqdisho kusoo wajahan iyo amaanka oo aad loo adkeeyay
Post

Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo Muqdisho kusoo wajahan iyo amaanka oo aad loo adkeeyay

Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lafilayaa in maalinta beri oo Khamiis ah soo gaaraan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaana hadda socda qaban qaabada soo dhaweynta Abiy hoggaaminayo iyo wafdigiisa. Sidoo kale, ilo xilkas ah ayaa sheegaya in Abiy iyo wafdigiisa beri u imaanayaan magaalada...

Isra’iil oo weerar ka geysatay gudaha dalka Suuriya iyo wararkii ugu dambeeyay
Post

Isra’iil oo weerar ka geysatay gudaha dalka Suuriya iyo wararkii ugu dambeeyay

Suuriya (Raxanreeb online) – Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeeyay magaalo ku taal koonfurta caasimadda Suuriya, iyo sidoo kale gobolka koonfureed ee Darcaa goor dambe oo Talaadadii ah, sida ay sheegeen dadka deegaanka, ilo-wareedyo dhanka amaanka ah iyo TV-ga maxaliga ah ee Suuriya. Sidoo kale, Diyaaradaha Israa’iil ayaa duqeeyay magaalada Kisweh oo qiyaastii 20 kiiloomitir u...

maxkamadda gobolka Banaadir oo lasoo tagay rag loo heysto ganacsiga dadka nool
Post

maxkamadda gobolka Banaadir oo lasoo tagay rag loo heysto ganacsiga dadka nool

Muqdisho ( Raxanreeb Online ) Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwad ciqaab ah oo loo heysto toddoba qof oo xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka uu kusoo eedeeyay in ay galeen dambiyo la xariira tahriibinta iyo ka ganacsiga dadka nool oo qaarkood badda lagu waayey. Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa eedeysanayaasha ka soo qabtay...

Diyaaradaha dowladda Imaaraadka Carabta oo duqeymo ka fuliyay buuraha Calmiskaad
Post

Diyaaradaha dowladda Imaaraadka Carabta oo duqeymo ka fuliyay buuraha Calmiskaad

Calmiskaad (Raxanreeb online) – Duqeymo culus ayaa xalay ka dhacday deegaanka Miiraale ee Buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari waxaana lasoo sheegayaa in lagu dilay xubno badan oo ka tirsan Daacish. Sidoo kale, taliska howlgalka ciribntirka argagaxisada ee Puntland ayaa sheegay in duqeyntaas lagu dilay 25 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Daacish  kuwaasoo isku dayayey inay...