Day: February 6, 2025

Home » Archives for February 6, 2025
RSF oo lagu jabiyay dagaalka ka socda Suudaan waxa ayna ku dhowyihiin in ay ka baxaan Khartuum
Post

RSF oo lagu jabiyay dagaalka ka socda Suudaan waxa ayna ku dhowyihiin in ay ka baxaan Khartuum

Khartuum (Raxanreeb online) – Ciidamada RSF ee dagaalka kula jira milatariga Sudan ayaa lagu jabiyay dagaalka ka socda dalkaas, waxayna RSF ku dhowyihiin inay si dhammeystiran uga baxaan magaalada Khartuum, taa oo gaarsiinaysa guushii u sarreysay ciidanka militariga Suudaan ee hadda ku sugan koonfurta iyo koonfur-bari Khartuum, kaddib markii ay dhawaan la wareegeen caasimadda gobolka...

William Ruto oo ku dhawaaqay hadal ay soo dhaweeyeen Soomaalida kunoool gudaha Kenya
Post

William Ruto oo ku dhawaaqay hadal ay soo dhaweeyeen Soomaalida kunoool gudaha Kenya

Wajeer (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Kenya William Ruto, ayaa ballanqaad ay ku farxeen Soomaalida kunool dalka Kenya sameeyay, kaddib hadal uu ka jeediyay magaalada Wajeer ee gobolka waqooyi bari dalka Kenya. Sidoo kale, madaxweyne Ruto ayaa shaaciyay in xukuumadiisu ay joojin doonto baaritaanka adag ee lagu sameeyo dadka doonaya inay qaataan kaarka aqoonsiga muwaadinnimada Kenya,...

Jubbaland oo war-saxaafadeed lagu eedeeyay DF kasoo saartay dagaalkii shalay ee Baardheere
Post

Jubbaland oo war-saxaafadeed lagu eedeeyay DF kasoo saartay dagaalkii shalay ee Baardheere

Kismaayo (Raxanreeb online) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Jubbaland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo kooxdiisa ay mas’uul ka yihiin dagaalkii lagu Soo qaaday 5-tii February 2025 Maamulka iyo Shacabka Degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Sidoo kale, dagaalkaas ayaa sababay khasaare nafeed, dhaawacyo, iyo burbur...

Sargaal katirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay in ku dhawaad 3,000 qof lagu dilay Congo
Post

Sargaal katirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay in ku dhawaad 3,000 qof lagu dilay Congo

Congo (Raxanreeb online) – Mid kamid saraakiisha Qaramada Midoobay ee ku sugan dalka Jamhuuriyadda Dimqoraadiga ee Congo ayaa Arbacadi shalay sheegay, in ku dhawaad 3,000 oo qof lagu dilay dagaalki dhawaan ka dhacay magaalada Goma ee bariga dalkaasi. Sidoo kale, dagaalka ayaa u dhaxeeyay kooxda fallaagada ee ay taageerto Rwanda ee M23 iyo ciidanka millatariga...