Day: June 27, 2025

Home » Archives for June 27, 2025
MW Xasan Sheekh oo hambalyo u diray dowladda iyo shacabka Jabuuti
Post

MW Xasan Sheekh oo hambalyo u diray dowladda iyo shacabka Jabuuti

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, shacabka iyo dowladda Jabuuti, munaasabadda xuska 48-aad ee xorriyadda dalkooda. Madaxweynaha ayaa xusay in halgankii gobanimada Jabuuti uu muujiyey awoodda iyo wax wada-qabsiga dadka Soomaaliyeed, isagoo bogaadiyey doorka muhiimka...

Iran oo fulisay mowjado dilal iyo xarig isugu jira kaddib dagalkii Yahuuda
Post

Iran oo fulisay mowjado dilal iyo xarig isugu jira kaddib dagalkii Yahuuda

Tehran ( Raxanreeb Online) Maamulka Iran ayaa fuliyay mowjado xarig iyo xukuno di loo kala kuwaas oo lagu fuliyay dad looga shakiyay inay xiriir la leeyihiin hay’adaha sirdoonka Israa’iil, kaddib dagaalkii dhawaan dhexmaray labada dal. Arrintan ayaa timid ka dib markii ay tallaabadan hogaamiyeyaasha dalkaas ku tilmaameen inay tahay mid aan hore loo arag oo...