Shabeellaha Hoose ( Raxanreeb Online) Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay tuulooyinka Sabiib iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose Howlgalkaas ayaa lagu dilay xubno katirsan kooxda Al-Shabaab. Howlgalkan oo ku saleysan xog sirdoon ayaa qeyb ka ah qorshaha dowladda Federaalka uga gol leedahay in lagu burburiyo kooxda Al-shabaab, si loo ciribtiro loogana xoreeyo...
Day: June 10, 2025
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo howlgallo kawada Hiiraan
Hiiraan ( Raxanreeb Online) Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya ciidanka deegaanka ee macawiisleey ayaa howlgallo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka sameeyey inta u dhaxeeysa deegaannada Abooreey iyo Yasooman ee gobolka Hiiraan. Saraakiisha hoggaamineysa ayaa sheegay in howlgalka uu daba socday kaddib markii ay heleen xog ku aadan in xubno katirsan Al-shabaab ay isku uruursanayaan...
Jubbaland iyo ismaamulka Mandheera oo kawada hadlay sugida amniga xuduuda ay wadagaan Somalia iyo Kenya
Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa kulan la qaatay guddoomiyaha gobolka Mandheera ee dalka Kenya. Kulanka ayaa labada mas’uul waxa ay diirada ku saareen arrimo la xiriira isku socodka shacabka iyo sugida amniga xuduudaha. Maxamuud Sayid Aadan ayaa shaaca ka qaaday in Jubbaland ay dagaal adag kula jirto kooxda Al-shabaab,...