Iran ( Raxanreeb Online) Wakaaladda wararka ee Iran ee Tasnim ayaa soo bandhigtay sawiro dhowr ah oo ay sheegtay in ay muujinayaan xarunta hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad oo dab ka kacayo. Tasnim, oo soo xiganaysa Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran, ayaa sheegtay in Mossad lagu garaacay gantaallada Iran. “Dagaalyahannada Ciidanka Cirka ee IRGC, waxay hawlgal...