Day: June 18, 2025

Home » Archives for June 18, 2025
Maxaa kasoo baxay kulanka ay yesheen guddoonka Baarlamaanka 11-aad ?
Post

Maxaa kasoo baxay kulanka ay yesheen guddoonka Baarlamaanka 11-aad ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta howlaha Baarlamaanka labadiisa aqal iyo ka shaqeynta shuruucda muhiimka u ah horumarka dowladnimo ee dalka. Sidoo kale...

Trump iyo Khamenei oo hadalo kulul isku weydaarsadeen baraha bulshada
Post

Trump iyo Khamenei oo hadalo kulul isku weydaarsadeen baraha bulshada

Washington ( Raxanreeb Online) Iyadoo maalmihii u dambeeyay ay weeraro is dhaafsanayeen Iiraan iyo Israa’iil, madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump iyo hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iiraan, Ayatollah Cali Khamenei, ayaa baraha bulshada isku dhaafsaday hadallo 24-kii saacadood ee u dambeeyay. Trump ayaa Talaadadii shalay qoraal uu sp dhigay bartiisa truth ku yiri: “Waan ognahay meesha uu...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo ku dheeraaday marxaladahii dalka uu soo maray
Post

Guddoomiye Aadan Madoobe oo ku dheeraaday marxaladahii dalka uu soo maray

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qeyb galay shirka Gogosha Wadatashiga Qaran oo maalintii sedaxaad ka socda Magaaladda Muqdisho. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa shirka ka jeediyay ayaa ugu horeyn ka hadlay muhiimadda uu shirkan u leeyahay dalka iyo dowladnimadda...

Maxey tahay ujeedka uu wasiir Fiqi u booqday kulliyada ciidanka lugta ee Qatar ?
Post

Maxey tahay ujeedka uu wasiir Fiqi u booqday kulliyada ciidanka lugta ee Qatar ?

Qatar ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta booqday Kulliyadda Ciidanka Lugta ee Ahmed Bin Mohammed Military College. Waxaa si diirran u soo dhaweeyay Taliyaha Kulliyadda, Sareeyo Guuto Cali Maxamed Al-Fadaala, oo Wasiir Fiqi iyo wafdigiisa kusoo...