Day: June 16, 2025

Home » Archives for June 16, 2025
Wasiir Fiqi oo kulan la qaatay dhiggiisa wasiirka Gaashaandhigga dalka Qatar
Post

Wasiir Fiqi oo kulan la qaatay dhiggiisa wasiirka Gaashaandhigga dalka Qatar

Doha ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi,  ayaa maanta kulan la qaatay magaalada Doha ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Gaashaandhigga Dawladda Qatar, Sheekh Saacad bin Cabdiraxmaan bin Xasan Aal Thaani. Labada Wasiir ayaa ka wadahadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac ee dhanka difaaca iyo sidii kor loogu qaadi lahaa...

Madasha sama-tabixinta Soomaaliyeed oo diiday inay ka qeyb gasho gogosha uu iclaamiyay madaxweyne Xasan Sheekh
Post

Madasha sama-tabixinta Soomaaliyeed oo diiday inay ka qeyb gasho gogosha uu iclaamiyay madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo ku mideysan yihiin xubnaha mucaaradka dowladda, ayaa iska diiday inay ka qeyb galaan gogosha uu fidiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, oo maanta lagu waday inay ka furmo Muqdisho. Xoghayaha guud ee madasha Samatabixinta, Maxamed Aadan Koofi, ayaa sheegay in ay dhammaatay xiligii la fadhiisan lahaa gogol wadatashi,...

Tirada dhimashada Israa’iil oo korortay
Post

Tirada dhimashada Israa’iil oo korortay

Sida ay wararka sheegayaan dad badan ayaa ku dhintay duqeyntii ay xalay Iiran ku qaaday Israa’iil, sida laga soo xigtay adeegga gurmadka qaran ee Israa’iil. Tani waxay tirada guud ee dadka lagu dilay Israa’iil ka dhigaysa ugu yaraan 19 qof tan iyo Jimcihii markii ay labada waddan bilaabeen inay weerarro qaadaan. Dhanka kale, wasaaradda caafimaadka...