Day: June 21, 2025

Home » Archives for June 21, 2025
Wasiirrada arrimaha dibadda Carabta oo kulan degdeg ah ka yeeshay dagaalka Iiraan iyo Yahuuda
Post

Wasiirrada arrimaha dibadda Carabta oo kulan degdeg ah ka yeeshay dagaalka Iiraan iyo Yahuuda

Istanbul ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa ka qeybgalay shir degdeg ah oo ay iskugu yimaadeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Carabta oo lagaga hadlay xiisadda ka dhex-aloolsan Iiraan Iyo Israaiil Shirka degdega ee ay iskugu yimaadeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Carabta, ayaa lagu qabtay codsi ka yimid Jamhuuriyadda Ciraaq si looga hadlo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay geerida ku timid xildhibaan Suuri Diiriye
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay geerida ku timid xildhibaan Suuri Diiriye

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida, Alle ha u naxariistee, Xildhibaan Suuri Diiriye Carab oo ka tirsaneyd Baarlamaankii 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Marxuumaddu ay muddo dheer u soo adeegaysay dalka, iyada oo door muuqda ka soo qaadatay howlaha sharci-dejinta muddo ku...

Iiran oo meesha ka saartay wadahadalo cusub oo nukliyeer ah
Post

Iiran oo meesha ka saartay wadahadalo cusub oo nukliyeer ah

Iiraan ( Raxanreeb Online) Iiraan ayaa sheegtay in aysan dib u bilaabi doonin wadahadalka ku saabsan barnaamijkeeda Nukliyeerka inta uu sii socdo weerarka lagu hayo, saacado ka dib markii wasiirka difaaca ee Israa’iil uu ka digay khilaaf “daba-dheeraada” oo kala sii dhexeeya Jamhuuriyadda Islaamiga ah. Wasiirka arrimaha dibadda Cabbaas Araghchi ayaa magaalada Geneva kula kulmay...

Shirka golaha watashiga qaran oo markale dib loo dhigay
Post

Shirka golaha watashiga qaran oo markale dib loo dhigay

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa markale dib u dhac ku yimid shirka golaha wadatashiga Qaran oo la qorsheynayay in uu 22-ka Juun uu ka qabsoomo magaalada Muqdisho. Bayaan kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dib loogu dhigay sababo la xiriira diyaar garowga todobaadka xorriyada Soomaaliya. “Iyada oo laga duulaya u diyaar garowga iyo...