Washington (Raxanreeb Online) Saraakiil Iran ah ayaa sheegaya in jawaabta Iran ay ka bixinayso weerarka Mareykanka ee saaka laga sugayo Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee |RAN Ayatulahi Cali Khumeyni, oo xariirkiisa ay dad yar hayaan, lana sugayo jawaabta. Warbaahinta Iran ayaa sheegaya in kulan gaar ah ay leeyihiin saraakiisha guddiga Amniga Qaranka, oo ay uga wada...
Day: June 22, 2025
Duqeymo culus oo xalay laga fuliyay degmada Aadan Yabaal
Aadan Yabaal ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay howlgallo culus oo xalay laga fuliyay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo ahaa duqeymo diyaaradeed ayaa si gaar ah uga dhacay xaafadda Howlwadaag ee degmada Aadan Yabaal, waxaana lagu burburiyay labo xarumood oo kooxda Al-shabaab ay ku adeegsan jireen diyaarinta gaadiidka...
Somalia oo ka qeyb gashay kulan looga hadlayay dagaalka Iiraan iyo Yahuuda
Istanbul ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), kaasoo maanta ka furmay magaalada Istanbul, Turkiga. Shirkan oo socon doona laba maalmood (21–22 Juun 2025) ayaa diiradda saaraya xaaladda cakiran ee u...