Geneva ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta oo Jimce ah magaalada Geneva ka furmaya kulan diblomaasiyadeed oo heer sare ah, iyadoo ay isugu imaanayan Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Faransiiska, Jarmalka, iyo Britain. sidoo kale mas’uulka ugu sarreeya siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub. Mas’uuliyiintan ayaa kulankooda waxa ay la yeelan doonaan Abbas Caraqch oo ah wasiirka...