Mareykanka ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha California, Gavin Newsom, ayaa sheegay in uu helay warka ah in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu u dirayo 2,000 oo askari oo ka tirsan Ciidanka Ilaalada Qaranka magaalada Los Angeles, kaddib markii ay dhaceen iska horimaaddo u dhexeeya mudaaharaadayaal iyo ciidamada ammaanka, taas oo la xiriirta weerarrada lagu beegsanaya dadka...