Balad-xaawo ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo, Cabdicasiis Xareed Cabdullaahi, ayaa maanta shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Amniga Degmada. Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay saraakiisha ciidamada qeybaha kala duwan, oo ay ku jiraan kuwa Booliska iyo Daraawiishta. Intii uu socday shirka, saraakiishu waxay soo bandhigeen warbixinno ku saabsan xaaladda...
Day: June 19, 2025
Madaxweynaha Ruushka oo ka hadlay dagaalka Bariga Dhexe
Moscow ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Ruushka Putin oo ka hadlayay shir dhaqaalaha Ruushka looga hadlayo oo ka dhacay dalkiisa, ayaa sheegay in aysan jirin wax waxyeelo ah oo gaaray xarumaha hubka Nuclearka Iiran. Moscow ayuu sheegay in ay taageerayso Iiraan, xaqqa ay u leedahay Nuclear nabad ah oo aan hubeysaneyn, taas oo uu sheegay in...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgal kula wareegay deegaan ku dhaw degmada Aadan Yabaal
Hir-shabeelle ) Raxanreeb Online) Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo xoogagga deegaanka ayaa xalay si buuxda ula wareegay degaanka Ceel-dheere, oo qiyaastii 10 KM u jira degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalkaan oo ahaa mid si gaar ah loo qorsheeyay ayaa lagu beegsaday xubno katirsanaa kooxda Al-shabaab oo ku sugnaa deegaankaas. Taliyaha Guutada 5-aad...
Iran oo ka hadashay bartilmaameedkeeda saxda ah ee weerarkii maanta
Iiraan ( Raxanreeb Online) Bartilmaameedka ugu weyn ee gantaalka saaka ee Iiraan ayaa ahaa saldhig ciidan oo ku taala meel u dhow Isbitaalka Soroka ee Beersheba, ma ahan isbitaalka laftiisa, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda Iran. Sida laga soo xigtay wakaaladda wararka ee IRNA, weerarka ayaa lala beegsaday xarun ay leeyihiin ciidamada difaaca Israa’iil “taliyaha...
Maxey kawada hadleyn wasiirka arrimaha dibadda ee XFS iyo siihayaha safiirka Liibiya ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Dowladda Liibiya ee Soomaaliya, Danjire Nasr Mohamed Assanosi. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo kor u qaadidda iskaashiga laba dal ee walaalaha ah, Soomaaliya iyo Liibiya. Labada masuul ayaa ka wada hadlay...