Nairobi (Raxanreeb ) Magaaalada Nairobi ee dalka Kenya maanta oo Axad ah waxaa ka dhacay kulan ay wada- qaateen madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo xildhibaano mucaarad ah. Labada dhinac ayaa lagu soo waramayaa in ay ka wada- hadleen arrimaha dalka si gaar ah doorashooyinka 2026 iyo muranka sii jiitamaya ee Villa Somalia ,...
Day: June 8, 2025
Home » Archives for June 8, 2025
Post
June 8, 2025June 8, 2025Warar
Kooxo hubeysan oo dilay Agaasimihii dalxiiska ee degmada Deyniile
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay kooxo hubeysan oo xalay degmada Deyniile ku dilay Agaasimihii dalxiiska ee degmadaasi. Goob jogayaal kamid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in kooxo hubeysan oo aan heybtooda weli la garan ay Agaasimihii rasaas ku fureen xili uu marayay xaafada Cali Boy ee degmada Deyniile, iyaga oo...
Post
June 8, 2025June 8, 2025Warar
Iran oo la shaaciyay inay haysato agabkii ay ku sameyn lahayd Niyukleer
Iran ( Raxanreeb Online) Rafael Grossi, oo ah agaasimaha guud ee wakaaladda tamarta nukliyeerka ee caalamiga ah, ayaa ka digay in inkasta oo “Iran aysan hadda haysan hub nukliyeer ah, haddana ay leedahay walxaha lagama maarmaanka u ah dhisidda hub Nyukleer.” Wareysi uu siiyay Financial Times, Grossi wuxuu sidoo kale ka digay in haddii Iran...