Baydhabo (Raxanreeb Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey shir looga hadlay xaaladda amniga guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan amniga iyo xasilloonida magaalada Baydhabo. Shirka ayaa diiradda lagu saaray qiimeynta xaaladda amni ee magaalada Baydhabo iyo guud ahaan deegaannada Koonfur Galbeed, iyadoo warbixinno laga dhageystay mas’uuliyiinta iyo saraakiisha amniga ee...

