Nairobi ( Raxanreeb Online) Waxaa saaka laga dareemayaa xiisad iyo cabsi xooggan magaalada Nairobi iyo magaalooyin kale oo waaweyn, iyadoo la filayo in dibadbaxyo ay ka dhacaan maanta.
Ciidamo ayaa aroortii lagu daadiyay waddooyinka, waxaana gebi ahaan la xiray marinada bartamaha magaalada (CBD), oo ay ka mid yihiin Waiyaki Way, Uhuru Highway, iyo qaybo ka mid ah Thika Super Highway.
Waddooyinka mashquulka badnaa ayaa maanta u muuqda kuwo cidlo ah, iyadoo dadka intiisa badan ay iska joogeen guryahooda sababo la xiriira cabsi amni.
Wixii ku soo kordho dhacdadaan halkan kala soco

Leave a Reply