Ciidanka Kumaandooska ayaa ilaa iyo xalay isku dayayay inay kasoo badabaadiyaan dad ku go’doomay gudaha, waxaana sacadii dambe soo baxayay
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Galmudug oo u aqoonsanaysa sida Al Shabaab dadka jara dhirta
Dhuusamareeb (Raxanreeb) Maamulka Galmudug oo dhawr jeer ku celceliyay joojinta xaalufinta dhirta ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin jarista dhirta. Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Bukhaari ayaa sheegay in dhibaato xaga xaalufka dhirta uu ka jiro degaanada gobolka Mudug. “Dadka Jaraya Dhirta waxay noola Mid yihiin Al-shabaab, waxaana u aqoonsanahay Al-shabaabka...
Shirkadda Turkis Airline oo duulimaad toos ah ka bibaabaysa Hargaysa
Hargeysa (Raxanreeb) — ShirkaddaTurkish Airlines ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u bilaabi doonto duulimaad toos ah oo ay ku tagayso magaalada Hargaysa ee Somaliland. War ay soo saartay shirkada ayaa lagu sheegay in tani ay qayb ka tahay dadaal ay ku ballaarineyso duulimaadyadeeda Afrika. Qorshahan ayay shirkadda Turkish Airlines sheegtay in uu...
Wasiir Fiqi “Laba sanno ayaa ku soo afjaraynaa Al- Shabaab”
MUQDISHO (Raxanreeb) Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in ay qaadi doonaan dagaal ka dhan ah Al-Shabaab si looga saaro dalka.
Gobolka Galgaduud kama dhamaan dagaalada ka bilowda daaqsinka iyo Biyaha
CADAADO (Raxanreeb) Laba qof ayaa ku geeritootay, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib iska hor imaad Arbacadii ka dhacay degaanka Baalle oo kaabiga ku haya deegaanka Dhagax-dheer oo hoostaga degmada Cadaado.
Awooddii ergeyga arrimaha gargaarka Cabdiraxmaan Cabdishakuur miyaa la dhimay?
Raxanreeb (MUQDISHO ) Kaddib kulankii deg dega ahaa ee Golaha Wasiirada isla markaana lagu soo hadal qaaday dib u howlgalinta Hay’adda maareynta masiibooyinka waxa soo baxaya guux badan oo ku saabsan kaalinta Ergayga.
Rabshado ka dhacay qubuuro & Wasiir ka tirsan Somaliland oo ku lug lahaa
Raxanreeb (Hargeysa) Rabshado ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay ka dhaceen magaaalada Hargaysa gaar ahaan qubuuro halkaas ku yaalla.
Dil ardayad kaalmaha wanaagsan ka galay oo qof loo soo qabtay
Raxanreeb(MUQDISHO) Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa ku waramay in gacanta ay ku soo dhigeen qof ay sheegeen inuu ka danbeeyay dilka gabar ka mid ahayd kuwa kaalmaha hore ka galay imtaxaankii Dowlada ay qaatay. Howlgal ay fuliyeen ciidanka Booliska ayaa lagu soo qabtay , eedeysanaha dilka gaystay m kaas oo muuqaal laga duubay ku sheegay in...
Muuse Biixi ma wuxuu ka cararayaa eedo la xiriira tacdiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha?
HARGEYSA (Raxanreeb) Booliska ayaa lagu eedeeyay inay rasaas u adeegsadeen dibadbaxayaasha iyadoo illaa 6 ruux ay ku dhinteen magaalooyinka Hargeysa, Ceerigaabo iyo Burco.
Raila Odinga oo qaadacay natiijada doorashadii Kenya
NAIROBI (Raxanreeb) Hoggaamiyaha isbahaysiga Azimio ee dalka Kenya, Raila Odinga, oo looga guulaystay doorashada dalka Kenya ee guusha ay ku raacday Wialliam Ruto ayaa diiday natiijada doorashada.






