Category: Warar

Home » Warar » Page 620
Post

Weerar jihooyin badan oo lagu qaaday ciidanka Dowladda oo Afgooye

Afgooye (Raxanreeb ) Iska hor imaad u  dhaxeeya ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al- Shabaab ayaa ka dhacay deegaano ka mid ah Shabeelaha Hoose. Dagaalka ayaa lagu soo waramayaa in uu si gaar ah uga dhacay Saldhigyada Ciidamada dowladda ku leeyihiin Mukayga iyo Haanta-dheer ee degmada Afgooye iyo degaanka Shareey ee Gobolkaasi Shabeellaha Hoose Saraakiil...

Heshiiskii Baydhabo inuu dhaqan- galo & sharuuda ku xiran – AKHRISO-
Post

Heshiiskii Baydhabo inuu dhaqan- galo & sharuuda ku xiran – AKHRISO-

Baydhabo (Raxanreeb ) Kol hore magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa ka dhacay heshiis siyaasadeed ujeedkiisu ahaa dhamaynta khalalase siyaasadeed oo ka dhashay waqtiga la qabanayo doorashada maamulka Koonfur Galbeed. Heshiis siyaasadeedkaas qodobo ku jiray waxaa ka mid ah in maamulka hadda jira ee Lafta Gareen uusan culays saarin oo siyaasiinta deegaanadaas u ogolaado in...

Mustafa Dhuxulow ‘’ Shaarka Dowladnimo ma aha in la isku handado ‘’
Post

Mustafa Dhuxulow ‘’ Shaarka Dowladnimo ma aha in la isku handado ‘’

Muqdisho (Raxanreeb )  Xidhibaan Mustafa Dhuxulow oo ka mid ah mudanayaasha Golaha shacabka ee Barlamaanka ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in la isku handado xilliga shaarka Dowladnimada. Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayuu ku sheegay Mustafa Dhuxulow in ciidanka booliska  gobolka Banaadir si sharciga baal-marsan ay weerar ugu qaadeen Hotelka Jazeera...

Post

Laascaanood : Jugta Madaafiicda Culus (Taangi)ayaa lamaqlayaa Dhinaca Dhulka Dhoodiga .

Laascanood ( Raxanreeb ) Aroortii hore ee saaka waxaa lagu soo waramayaa in hoobiyaal ciidanka Somaliland ay ku soo garaaceen hareeraha magaaladaas sida ay ku warameen goobjoogayaasha. Jugta Madaafiicda Culus (Taangi)ayaa la maqlayaa Dhinaca Dhulka Dhoodiga ayay sheegeen dadka deegaanka oo la – hadlay warbaahinta waxaana la maqlayaa gariirka hoobiyaasha. Hubka culus qaarkood ayaa ku...

Wasiirkii Maaliyadda Farmaajo oo ka degay Hargaysa ,cafisna waydiistay Biixi
Post

Wasiirkii Maaliyadda Farmaajo oo ka degay Hargaysa ,cafisna waydiistay Biixi

Hargaysa ( Raxanreeb ) Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya Cabdiaraxmaan Bayle Du’caale, ayaa galabta ka soo degay garoonka Diyaaradaha Hargeysa kadib markii Muuse Biixi uu cafis waydiistay. Dr Bayle, oo ah aqoonyahan ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya. Ninkan siyaasiga ah oo hanti badan ku leh Hargesa ayaa...

Al- Shabaab lagu xukumay magaalada Muqdisho
Post

Al- Shabaab lagu xukumay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Maxkamada ciidanka qalabka ayaa maanta oo Axad ah ku xukuntay 15 sano oo xabsi ah Ayuub Cismaan Sheekh Aadan oo ah 24-jir ku dhashay degaanka Janaale gobolka Shabeellada Hoose. Maxkamadda ayaa sheegtay in Ayuub uu horay isugu soo dhiibay Dowladda Soomaaliya, waxaa uuna soo maray xarunta dhaqan celinta ee loogu talagalay kuwa...