Baydhabo (Raxanreeb ) Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Kursigii uu ka dhintay AUN Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow hadana u taagan kursigaas siyaasiga Dr Maxamed Ibraahim Bilaal ee #HOP176 ayaa taageeray kulamada labada dhinac ee dhaxmaraya Madaxwaynaha Koonfur Galbeed iyo Dr Bilaal ee looga hadlayo aayaha Kursiga oo banaan. Odayaasha dhaqanka ayaa sheegay in muhiim ay tahay...
Qodobada ka soo baxay shir Isimada SSC ay ka wadeen Garoowe .
Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada – Garowe ee xarunta maamulka Puntland wax aka soconayo kulamo ay leeyihiin ismidama gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn , kuwaas oo ka hadlaya xaalada magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Xubnaha ku sugan magaalada Garoowe ayaa halkaasi kulamo duwan yeeshay madax kala duwan oo ay gaarsiiyeen xaalada hadda ay ku sugan...
Puntland oo iska diiday taageerida sharci cusub oo la xiriira khayraadka
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowlad – goboleedka maamulka Puntland ayaa war ka soo saartay taageero la sheegay in wadamada deeqaha bixiya ay siinayso Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Hadal ka soo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in Wasaaradda Kaluumaysiga ay doonayso in ay meelmariso heshiis sharci darro , taas oo hadalka lagu yiri in Puntland aysan...
DFS oo AS oo isku go’aan ka qaatay cayaal-weerada & kuwa maandooriyaha
Muqdisho (Raxanreeb ) Shir ujeedkiisu ahaa ka wax ka qabashada dhibaatada moondooriyaha iyo cayaal-weerada ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho , kaas oo ay ka qayb – galeen xubno ka tirsan maamulka gobolka Banaadir Waxa lagu soo hadal qaaday shirkan sida muhiim ay u tahay in laga shaqeeyo ciribtirka kooxaha maandooriyaha ku iibiyo magaalada Muqdisho oo...
Dilal & Weeraro ka dhacay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) magaaalada Muqdisho waxaa ka dhacay dilal iyo weeraro ay fuliyeen koox hubaysan oo la rumaysan yahay in ay ka tirsan yihiin kooxda Al- Shabaab. Sida wararka ay sheegayaan weerarada qaar waxa kooxaha hubaysan ay ka fuliyeen goob lagu caweeyo oo ku – taala degmada Yashqiid halkaas oo lagu dilay shan qof. Ka...
Ruushka oo duqeymaha sii laba jibaaray halka dad rayid ah ay ka qaxayaan Bakhmut ee Ukraine
Cadaadiska ka imaanayay ciidamada Ruushka ayaa sii kordhay Sabtidii maanta dadka reer Ukraine ee ku gaajaysan Bakhmut, iyadoo dadka deegaanka ay isku dayeen in ay baxsadaan iyaga oo gacan ka helaya ciidamada kuwaas oo falanqeeyayaasha reer galbeedka ay sheegeen in laga yaabo in ay isku diyaarinayaan in ay ka baxaan xarunta muhiimka ah ee bariga.
“DAB ” ka kacay goobo ganaci oo ku teedsan isgoyska Banaadir ee Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb ) Dab ayaa hadda ka kacay inta u dhaxeyso Isgoyska Banaadir iyo Digfeer ee magaalada Muqdisho. Dabka waxa uu si gaar ah uga kacay nawaaxiga maqaayad lagu magacaabo Casri , halkaas oo ay ku teedsan yihiin goobo ganacsi. Waxa uu dabka ku sii fidiyay goobo badan oo ah inta u dhaxeysa Isbitaalka...
Koox Cayaal- Weera ah oo weerar – bambaano lagu qaaday.
Muqdisho (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo degmada Yaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas laga maqlayay caawa daryanka weerar loo adeegsaday bambooyin. Sida RBC ay u sheegeen dad goobjoogayaal ah weerarkan ayaa lagu qaaday koox ka mid ah cayaal-weerada waayadan dhibaatada – ku haya shacaka ah ee ku nool degmooyin ka mid...
Safiiradda Dowladda Soomaaliya oo si deg deg ah loogu yeeray Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) War ka soo baxay maanta oo sabti ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa amar lagu siiyay in dalka ay yimaadaan qaar ka mid ah safiirada dalalka Caalamka. Warqada Wasaaradda ayaa lagu sheegay in ujeedka uu yahay wada- tashi Dowladda ay la samaynayso safiiradeeda isla markaana loo dhiibayo fariin Dowladda ay gaarsiinayso Caalamka...
Laftagareen & Dr siyaasiga Dr Maxamed Ibraahim Bilaal oo kulan leh & ujeedka
Baydhabo (Raxanreeb ) Dr Maxamed Ibraahim Bilaal oo mid ah siyaasiinta deegaanada Koonfur – Galbeed ayaa maanta ka degay magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Ujeedka safarka Dr Bilaal ee Baydhabo ayaa ah cusuumad uu ka helay Madaxwaynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen si ay uga hadlaan aayaha kursiga uu ku dhintay AUN Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow...



