Category: Warar

Home » Warar » Page 699
Post

Biden oo marti gelin doona madaxda Africa

Afhayeen u hadlay madaxweynaha Malawi oo la yiraahdo Lazarus Chakwera ayaa sheegay in shir-madaxeedka Mareykanka iyo Afrika ee toddobaadka soo socda uu madaxda qaaradda siin doono fagaare ay ku cabbiraan fikradahooda ku aaddan sida ganacsiga Mareykanka iyo Afrika uu horumar u gaari karo, gaar ahaan aagga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika.

Post

NISA oo howlgallo ka sameeysay duleedka Muqdisho

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo qorsheysan oo ay xalay siyaabo kala duwan magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda uga sameeyeen ciidamada Booliska Soomaaliya iyo kuwa hayโ€™adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.

Post

Soomaaliya & Ethiopia oo ka wada- hadlay amniga xuduudaha iyo dagaalka Al- Shabaab.

Adis Ababa ( Raxanreeb ) Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Wafdigiisa Addis Ababa ku sugan ayaa maanta kulan la qaatay Taliyaha ciidanka milatariga dalka Ethiopia, waxayna ka wada hadleen arrimaha la dagaalanka As iyo sida labada dal ay isaga kaasha karaan dagaalka argagixisada. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa tilmaamay in...

Post

Caqabadaha, fursadaha iyo casharadii laga baraty Dagaalka socda.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Marka uu Duuliyahu diyaaradda uu dhabaha (runway-ga) soo dhigo si ay uduusho, kadibna uu taabto dhammaan amarada (commands) loo baahanyahay si ay u sara kacdo; Xal kale uma furna duuliyaha aan ka ahayn in diyaaraddaas ay kacdo, hadii kale qasaaro nafeed iyo mid dhaqaale ayaa halkaas ka dhici doona. Sida aan...

MD Xasan Sheekh oo Jabuuti kula kulmay dhigiisa dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle.
Post

MD Xasan Sheekh oo Jabuuti kula kulmay dhigiisa dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle.

Jabuuti ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaasi kula kulmay dhiggiisa Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la wadaagay dhiggiisa Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle guulaha ay...

Ma dhab baa kulanka Jabuuti ?
Post

Ma dhab baa kulanka Jabuuti ?

Jabtuuti ( Raxanreeb ) ๐’๐š๐ฑ๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ข ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง ๐ฎ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š ๐ข๐ฌ ๐š๐ซ๐š๐ ๐ ๐š ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐…๐’ ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง ๐’๐ก. ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐๐š๐œ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ž ๐๐ข๐ข๐ฑ๐ข ๐‚๐š๐›๐๐ข, ๐ข๐ฒ๐š๐๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐›๐š ๐š๐ฒ ๐ก๐š๐š๐ญ๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐ฎ๐ ๐š๐ง ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‰๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ญ๐ข. ๐ˆ๐ฅ๐š๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐š๐๐๐š ๐ฆ๐š ๐ฃ๐ข๐ซ๐ญ๐จ ๐ก๐š๐๐š๐ฅ ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข.๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ช๐š๐›๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐๐๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š๐š๐ฌ๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ, ๐›๐š๐ฅ๐ฌ๐ž ๐ฐ๐š๐ซ๐š๐ซ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ ๐š๐ฒ๐š ๐ข๐ง ๐Š๐ก๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐›๐ž๐ซ๐ซ๐ข ๐š๐ก ๐š๐ฒ...

Post

Dhimasho & dhaawac ka dhashay shilgaari oo ka dhacay Burtile.

Burtinle (Raxanreeb ) Shilgaari oo khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac gaystay ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaano ka mid ah Puntland. Halka lagu magacaabo Farjano  ayaa la sheegayaa in Labo qof ay ku dhimatay halka labo kala na ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay   agagaar ka deeganka  degmada Buurtinle ee...