Dowladda Ttoobiya ayaa ciidamo federaal ah gaysay mar kale gobolka Oromada oo ay ku soo noqnoqdeen weerarrada kooxaha hubeysan. Maleeshiyada Axmaarada ayaa lagu eedeeyay weeraradii ugu dambeeyay ee galaaftay nolosha tobanaan kun oo qof halka kumanaan kalena ay ku barakaceen magaalooyinka Anger Gute iyo Kiramu ee ku yaala bariga xuduudka gobolka Axmaarada.
Qorshe isku day afgamdi oo ka dhacay dalka Germany
Ku dhawaad 25 qof ayaa loo xiray howlgallo ka dhacay guud ahaan dalka Jarmalka, kuwaas oo looga shakisan yahay in ay qorsheynayeen in ay afgambiyaan dowladda.
DEG-DEG : Isku duwihii Wasaarada Caafimaadka KGS oo lagu toogtay isbitaalka Degmada Buurhakaba.
Buurhakaba ( Raxanreeb ) Kooxo hubeysan ayaa goor dhaw Gudaha isbitaalka wayn ee degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay ku dhex toogtay Dr.Bishar Ugaas oo ahaa isku duwa wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya. Dr- ka ayaa sidoo kale ahaa Wakiil u qaabilsan Hay’adda SOS Children laanteeda degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay. Lama oga ilaa...
Wakiilka midowga Afrika ee Soomaliya oo ballanqaad u sameyay dowladda Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika ahna madaxa ATMIS, Souef Mohamed El-Amine.
Khubaro cadeysay in kooxda ISIS ay sameysteen ayna isticmaaleen hub Kimiko ah
Khubarada Qaramada Midoobay ayaa xaqiijiyay jiritaanka cadaymo muujinaya adeegsiga hubka Kiimikada oo ay adeegsadeen kooxdii la magac-baxday dowladda Islaamka ee maamuli jirtay deegaano ka tirsan Ciraaq intii u dhaxeysay sanadihii 2014 iyo 2019.
Sawirro: Xasan Sheekh oo ka qeybgalay shirka Heritage dalka Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku gaaray dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa ka qeyb galay Madasha Aragti-wadaagga Soomaaliyeed ee Heritage, taas oo lagu gorfeynayoy caqabadaha jira Gobolka oo ay ugu horreeyaan aragagixisada, Isbeddelka Cimilada iyo abaaraha soo noq-noqday ee aafeeyay gobolka.
ATMS oo u hambalyeeysay ciidamada DF qabashda Aadan Yabaal
Ergayga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika Danjire Maxamed Al-Amiin Seyf, ayaa ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed xoreynta Aadan Yabaal, magaalo dhacda Gobolka Shabeellada Dhexe oo kooxaha argagixisada u ahayd xarun ay ku tababartaan.
Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday kolonyo ciidamada Kenya
Wararka laga helayo gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee Isniintii ay xubno ka tirsan Al-Shabaab weerar khasaare kala duwan ka fuliyeen deegaan hoostaga magaalada Gaarisa ee Waqooyi Bari.
Xasan Sheekh oo sheegay shacabkii Aadan Yabaal inay af-duubteen Al-Shabaab
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka, gaar ahaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socdo waddanka.
Maxay tahay safarka Jabuuti ee Xasan Sheekh
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta ku wajahan dalka Jabuuti, halkaas oo ay kaga qeyb galayaan munaasabadda xeritaanka Shirka Heritage.

