Laascanood (Raxanreeb ) saaka subixii hore ayaa waxaa weerar ku soo qaaday fadhiisimada ciidamada Qaranka iyo Xarunta ay degan yihiin Golaha Wasiirada Somaliland ee Magaalada Laascaanood, kooxo hubaysan, kuwaasoo ay soo abaabuleen Garaadada Nabad diidka ah ee ku sugan Magaalada. Kooxa weerarka soo qaaday ayaa ah kuwii horey ay uga digtay Xukuumadda Jamhuuriyadda, waxaana ka...
Dagaal xooggan ayaa bilowday duleedka Laascaanood
Laascanood ( Raxanreeb ) Wararka laga helayo magaalada Laascanood ayaa sheegaya in halkaas dagaal uu kq bilowday saaka oo Isniin ah. Saddex jiho ayuu dagaalku ka socdaa, buurta sayidka iyo geeda qarsay iyo boodhinka Hass sida ay ku warameen dadka deegaanka. Dagaalka ayaa u dhaxeeyaa ciidanka Somaliland iyo dadka deegaanka waxaana la maqlayaa rasaas xooggan...
Magaalada GAROOWE oo “dagaal” ku waabiriisatay .
Garoowe(Raxanreeb)Caasimadda Puntland ee Garoowe, waxa ay saaka ku waabariisatay rasaas si goos goos ah loo maqlayo, ka dib dhaqdhaqaaqyo ciidan oo tan iyo xalay ka jirey magaalada ka gadaal markii ay xalay qaybo magaalada kamid ah soo galeen ciidamo dhawaan hadlay oo taabacsan mucaaridka diidan Diwaangelinta Doorashada qof iyo cod ee Puntland, taasi oo ilaa...
Maxay tahay sababta Aabbe Ciraaqi ah oo u dilay gabadhiisa
Dad badan oo Ciraaqiyiin ah, ayaa dalbanaya in wax laga beddelo sharciga, ka dib markii gabadh dhallinyaro ah oo taageero weyn ku lahayd baraha bulshada uu dilay aabbaheed.
Madaxweynihii hore ee Dalka Pakistan General Pervez Musharaf oo ku geeriyooday Magaalada Dubai
Madaxweynihii hore ee Dalka Pakistan General Pervez Musharaf, oo xukunka ku qabsaday afgambi 1999-kii, soona talinayay intii u dhaxaysay sannadihii 2001 illaa 2008 ayaa ku geeriyooday Magaalada Dubai ee Dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta.
Damaca iyo Hagardaamada MW Deni ee Hannaanka Dimuqraadiyadda Puntland: Xog iyo Xal
Garoowe (Raxanreeb ) Doorasho qof iyo cod ah waa riyada dadka reer Puntland waxaase nasiibdarro ah in MW Deni doorbiday in waxkasta ay kala wayntahay damiciisa gaarka ah. Afartii sano ee ugu horreeyay muddo xileedkiisa wixii dhaqaale, waqti iyo maskax la rabay inuu ugu adeego Puntland wuxuu geliyay damiciisii gaarka ahaa ee madaxtinimada Soomaaliya. Markii...
Faahfaahin : Dab khasaare gaystay oo ka kacay suuqa degmada Dolow ee Gedo
Dolow ( Raxanreeb ) Dabka xooggan ayaa ka kacey xaafado ka mid ah kaamka Kabasa ee degmada Dolow Somaliya, ee gobolka Gedo. ilaa 8 guri ayaa waxayeelo ka soo gaartay waxaana gubtay inta badan dukaamada ku yaaala xaafadda Kabaas ee Degmada Dolow. Madaxa arrimaha Bulshada Degmada Dolow Cabdifitaax Ismaciil Xuseen iyo qaybaha ka duwan ee...
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Buundo cusub oo laga hirgalinaya Degmada Wadajir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay Buundo loogu tala-galay fududeynta isku socodka dad-weynaha istecmaala wadada dheer ee Buulo Xuubey gaar ahaan Ardeyda wax ka barta Dugsiga Jabuuti ee Degmada Wadajir.
Muxuu yahay Buufinka cabsida ku beeray Mareykanka ee ugu dambeyn la qarxiyay?
Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa soo afjaray cabsi xooggan oo ka dhalatay buufin ay sheegeen in Shiinaha uu u adeegsanayay qaab basaasid ah oo saacado ku qaadatay in ay ka fakiraan goobta ku habboon in ay ku burburiyaan.
Dowladda Shiinaha oo si kulul uga hadlay buufinkii Mareykanka u qarxiyay
Washington (Raxanreeb ) Ciiddanka cirka ee dowladda Maraykanka oo adeegsanayay diyaarado dagaal ayaa burburiyay buufinkii looga shakiyay basaaska ee maalmahan dul heehaabayey qeybo kamid ah hawada Sare ee Maraykanka. Buufinka ayaa waxaa ku rakiban isgaarsiin casri ah, kaamarooyin, raadaarro iyo sansaro. Maraykanka ayaa sheegay in gobolka Montana oo hoy u ah kaydka hubka Nukliyeerka Maraykanka...





