Category: Warar

Home » Warar » Page 721
Magaalada Muqdisho oo maalmo la xirayo !!
Post

Magaalada Muqdisho oo maalmo la xirayo !!

Muqdisho ( Raxanreeb )  Ciidamo  badan ayaa la dhigay saacadihii la soo dhaafay waddooyin muhiim ah oo  ka mid ah caasimadda dalka si loo xaqiijiyo amniga. Arintan waxa ay ka danbeysay shir lagu wada in madax ka socota wadamada gobolka ay ku yeelan doonaan shir looga hadlayay xaaladda gobolka iyo howlgalka ka socda meelo badan...

Post

Mahdi Guled Khadar Dalalka deriska sida Somaliland ‘’ Hadal  Buuq badan dhaliyay ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Buuq badan iyo sawaxan ayaa mar qura is qabsaday Hall-ka xarunt Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ka dib markii Ra’iisulwasaare ku xigeenkii hore ee dalka Mahdi Guled Khadar uu sheegay in Somaliland ay tahay dal Madaxbanaan. Hadalka waxa uu sheegay mar  Barlamaanka Soomaaliya ay dood ka yeelanayeen xeerka Hay’adda nabad sugidda Qaranka...

Madaxwaynaha Eritrea Isaias Afwerki  miyaa imaanaya Muqdisho ?
Post

Madaxwaynaha Eritrea Isaias Afwerki  miyaa imaanaya Muqdisho ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki oo lagu wadaa in toddobaadkan soo gaari doono muqdisho Sidoo kale madaxda qaar kamid ah dalalka ciidamada ka joogaan Soomaaliya iyo wafdi heer caalami ah ayaa imaan doono muqdisho Inkasta oo si rasmi ah loo ogayn qorshaha ay wafuudan culus u imaanayaan magaalada Muqdisho, ayaa haddana waxay kusoo...

Post

Ujeedka safarka Wasiirka Difaaca Jabuuti ee Soomaaliya

Muqdisho (Raxanreeb ) Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Jabuuti, Xasan Maxamed Cumar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Isniin ah soo gaaray magaalada Muqdisho. Wafdi waxa garoonka diyaaraha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay xubno sare sare oo ka tirsan Dowladda oo uu ka mid yahay Wasiirka difaaca Soomaaliya. Wasiirka Gaashaandhigga dalka...

Post

Xaaska Hoggaamiyaah ISIS-ta Soomaaliya Oo Xukun lagu riday.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Maanta oo Isniin ah Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ayaa xukun  ku riday xaaska Hoggaamiyaha ISIS-ta Soomaaliya. Xaaska hoggaamiyaha Daacish Cabduqaadir Muumin oo la sheegay in lagu magacaabo Fartuun Cabdirashiid Xuseen ayaa laga soo qabtay degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho. Maxkamadda ciidanka Qalabka sida ayaa sheegtay in haweenaydan ay u qaabilsanayd kooxda...

Post

GALMUDUG : Dowladda oo kooxda Al- Shabaab kala wareegtay  deegaano hor leh

Dhuusmareeb ( Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in maanta oo Isniin ah ay la wareegeen deegaano ka tirsan  maamulka Galmudug. Saraakiil ka tirsan maamulka Galmudug ayaa  u sheegay warbaahinta ayaa sheegay in howlgal gaar ah ciidanka ay  fuliyeen ay kula wareegeen tuulooyin hoos taga deegaanka Caad ee gobolka Mudug. Deegaanada ...

Post

Weerar ku dhufoo ka dhaqaaq oo lagu qaaday degmada Howlwadaag.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Koox hubaysan ayaa caawa weerar bambaanooyin ah ku qaaday xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho. Mar qura ayaa gudaha magaalada Muqdisho laga maqlay jug culus oo xigtay rasaas toos ah. Waxaa jiray iska caabin daqiiqado socotay sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah oo ku sugan degmada Howlwadaag ee Muqdisho. Inkastoo xilli...