Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa, ayaa Golaha Xukuumadda la wadaagay soojeedinta Degmooyinka laga qabanayo..
Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey Shirka golaha Wasiirada.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula dardaarmay Golaha Wasiirada in ay mudnaanta koowaad siiyaan ladagaallanka Al-shabaab.
Jawaari ma xaaladiisa caafimaad ayaa dalka wax loogu qaban -waayay ?
Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa dalka Turkiga- ku mari doonaa ..
Doon 15 qof ay ku dhinteen “Dumarku aad bay u argagaxsanaayeen”
Sida la wariyay doontaan ayaa waxaa saarnaa 40 qof taas oo ku degtay bariga Jasiiradda Lebos xilli ay dabeylo xooggan ay socdeen.
Maxaa keenay in Maanta MD Xasan Shir guddoomiyo Golaha Wasiirada?
Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in madaxweynaha oo shir gudoomin doona kulanka golaha oo lloga hadli doono arino xasaasi ah.
Museveni oo raalli gelin ka bixiyay hadalkii kasoo yeeray Wiilkiisa
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa raalligelin guud ka siiyay Kenya, isaga oo cafis ku aaddan haddallo uu Twitteka soo dhigay wiilkiisa Kainerugaba Muhoozi weydiistay Kenya, hadalkaas oo uu Muhoozi si kaftan ah ugu sheegay inuu duullaan muddoo kooban ah ku qabsanayo Kenya
TPLF ” Waan ogolnahay wada-hadalka Dowladda Abiy Ahmed laakiin….”
Dadaalada la doonayo in la isugu keeno labada dhinac waxaa horkacaya Midowga Afrika si xal ay uga garaan colaadaha ka jira..
TPLF oo aqbalay wada hadalka Midowga Africa uu ku baaqay
Malleeshiyaadka Tigray ee TPLF ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay ku sheegtay in madaxda sare ee Tigray ay aqbaleen casuumaadda wadahadallada nabadeed ee uu ku baaqay Midowga Africa
Maxaa ka jira in xabsiga la dhigay Taliyaha qaybta Booliska gobolka Hiiraan ?
Shalay galab ayaa Ha'yada CID-da u yeertay Taliyaha oo Muqdisho..
Sharciga diwaan- galinta muwaadiniinta oo la meelmarinayo.
Munaasabadda oo uu sidoo kale goobjoog ka ahaa agaasimaha waaxda diiwaangelinta madaniga ah ayaa wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Fiqi ..
