Category: Wax ka Dheh

Home » Wax ka Dheh » Page 4
Farmaajo & Shariif oo ka hadlay qorshaha Villa Somalia ee Dastuurka.
Post

Farmaajo & Shariif oo ka hadlay qorshaha Villa Somalia ee Dastuurka.

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa markii ugu horeysay kulan ku yeeshay madaxwaynihii hore ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxwaynihii Dowladii KMG Shariif Sheekh Axmed. Labada hoggaamiye ayaa kulankooda daarnaa xaaladda guud ee dalka si gaar ah qorshaha wax ka bedelka Dastuurka ee ay riixayso Villa Soomaaliya kaas oo ka...

Dastuurka oo cabasho laga qabo oo maanta Barlamaanka uu ka dooday.
Post

Dastuurka oo cabasho laga qabo oo maanta Barlamaanka uu ka dooday.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar  ayaa maanta shir guddoomisay kulanka 20aad Kalfadhiga 4aad ee labada Aqal ee Baarlamaanka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Kulanka Guddoomiyaha waxaa ku wehelayay ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare. Ajandaha kulanka maanta oo ahaa sii wadida ka doodista soojeedimaha wax-ka-beddelka Dastuurka,...

Dadwayne ka caraysan dil uu gaystay askar oo isugu soo baxay Muqdisho.
Post

Dadwayne ka caraysan dil uu gaystay askar oo isugu soo baxay Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Waddooyin ka mid ah magaalada Muqdisho waxaa maanta oo sabti ah isugu soo baxay  dadwayne aad uga caraysan dil uu gaystay askar ka  tirsan ciidanka Dowladda. Dilkan ayaa la sheegayaa inuu ka dhacay Isgoyska Siinaay  degmada Wartanabadda  ee gobolka Banaadir. Dadwayne aad ka caraysan dilka wiilka dhallinyarada ah ayaa isugu soo...

KELIYA Seddax dumar ayaa ka soo muuqday Golaha wasiirada Puntland.
Post

KELIYA Seddax dumar ayaa ka soo muuqday Golaha wasiirada Puntland.

Garoowe (Raxanreeb )- Madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa soo dhisay xubnaha Golaha wasiirada kuwaas oo bedeli doona xubnihii hore. Wasiiradan waxaay ka kooban yihiin , 21 waxaana ku jiray xubno mucaarad ku ahaa madaxwaynaha dib loo doortay Saciid Cabdullaahi Deni oo shanta sanno maamuli doona. Golaha wasiirada waxaa keliya ka soo muuqday seddax...

SHIRARA : Dhaqdhaaqa siyaasadeed ee Madaxwaynaha Hirshabeelle.
Post

SHIRARA : Dhaqdhaaqa siyaasadeed ee Madaxwaynaha Hirshabeelle.

Jowhar (Raxanreeb ) – Magaalada Jowhar ee Shabeellaha dhexe waxaa lagu soo gaba- gabeeyay shir looga hadlayay arrimaha doorashooyinka  golayaasha deegaanka. Shirkan waxaa ka qayb galay madaxda gobolada iyo   degmooyinka maamul goboleedka Hirshabeelle waxaana la sheegaa inuu yahay shirkii ugu balaarnaa. Munaasabadda lagu soo xirayay shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf...

Biden oo caafimaadkiisa shaki laga qabo ayaa yiri “xaalku waa dhag”.
Post

Biden oo caafimaadkiisa shaki laga qabo ayaa yiri “xaalku waa dhag”.

NewYork (Raxanreeb ) – Madaxwaynaha Mareykanka Joe Biden  ayaa maalmahan si aad ah looga deyrinayay xaaladiisa caafimaad taas oo shaki galisay inuu qaban karo howlmaalmeedkiisa. Warbaahinta Mareykanka ayaa shaacisay in aanu wanaagsayn xaaladda hadda uu ku sugan yahay Madaxwaynaha da’da ah ee dalka Mareykanka Joe Biden. Madaxwaynaha Mareykanka ayaa la sheegay inuu ay aad ugu...

”Madaale Dastuur miyaa loo dirsday ”AWW & Madaale oo is weeraray.
Post

”Madaale Dastuur miyaa loo dirsday ”AWW & Madaale oo is weeraray.

Muqdisho (Raxanreeb ) Isagoo ka hadlayay Golaha shacabka ayaa siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxa uu sheegay in Guddoomiyaha Gobolka uu faraha kula jiro arrimaha Dastuurka. Siyaasigan ayaa sheegay in aysan ahayn wax laga sugayay Guddoomiye Madaalle ka hadalka arrimaha wax ka bedelka Dastuurka taas bedelkeedana ay ka sugayeen inuu wax ka qabto xaaladaha gobolka . ‘’...

Dowladda oo faragalisay aroosyada ka dhacay gobolka Mudug.
Post

Dowladda oo faragalisay aroosyada ka dhacay gobolka Mudug.

Xarardheere (Raxanreeb ) – Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug oo in  muddo ah ay maamulayeen kooxda Al- Shabaab isla markaana hadda ay ku sugan yihiin ciidanka Dowladda ayaa waxa ay soo saareeen go’aano cusub. Saraakiisha ciidanka xoogga dalka oo ku sugan degmadaas ayaa dadwaynaha ku nool magaaladaas waxay  dul- dhigeen , amaro  cusub oo ay...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo ka bilaabatay kiiska nin ku eedeysan in xaaskiisa uu gubay.
Post

Maxkamadda gobolka Banaadir oo ka bilaabatay kiiska nin ku eedeysan in xaaskiisa uu gubay.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Maxkamada G/Banaadir oo maanta bilaabeysa dhageysiga maxkamadeynta Sayid Cali Macalin Daa’uud oo xaaskiisa Luul Cabdicasiis Maxamed gubay taas oo ugu dambeyn geeriyootay. Luul waxey weli iyadoo meyd ah ku jirtaa Ferinjeer,Qoyskeeda ayaa diiday in la aaso inta laga maxkamadeynayo ninka gubay. Dhageysiga dacwaddam ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalaya ehellada labada...

‘’Xasan Sheekh lagama hadli karo Dastuurka’’ Khayre ayaa yiri ‘’talo halagalyo‘’
Post

‘’Xasan Sheekh lagama hadli karo Dastuurka’’ Khayre ayaa yiri ‘’talo halagalyo‘’

Garoowe (Raxanreeb) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in waqtiga badan la soo galiyay dhamaystirka Dastuurka hadana  uu marayo meel gaba gaba ah oo la furi doono. Xasan Sheikh wuxuu sheegay, wax ka beddel kaste oo lagu sameeyo dastuurka in ay dhaqan galayaan marka la gaaro dowladda soo soo socota. Wuxuuna sheegay in...