Wasiiro  laga eryay  Hirshabeelle & kuwo  cusub oo la magacaabay.

Wasiiro  laga eryay  Hirshabeelle & kuwo  cusub oo la magacaabay.

Jowhar (Raxanreeb ) – Maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa isku shaandhayn ku sameeyay xubnaha golaha wasiirada maamulkaas ka dib wareegto ka soo baxday Madaxwayne Cali Guudlaawe.

Waxaa laga diray shaqada xubno ka mid ahaa Golaha wasiirada halka kuwo kale la magaacabay sida lagu xusay wareegtada ka soo baxday madaxwayne Cali Guudlaawe.

Magacaabista iyo isku shaandheynta qaar ka mid ah Golaha Wasiiradda Hirshabeelle ayaa timid, kadib markii dhawanahaan ay soo baxayeen cabasho ka imaaneysay qaar ka mid ah beelaha dega Hirshabeelle.

Leave a Reply

Your email address will not be published.