Muqdisho (Raxanreeb online) – War-saxaafadeed ay soo saareen Xildhibaannada labada Aqal ku matala Jubbaland ayey si buuxda ugu taageereen mowqifka maamulka Jubbaland ay ka qaadatay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran.
Sidoo kale, Xildhibaannada ayaa War-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in ay taageerayaan go’aanka madaxweyne Axmed Madoobe ku gaaray in uu qabto doorashada maamulkiisa, si aysan firaaq dastuuri ah u dhicin.
Leave a Reply