Month: October 2022

Post

Boosaaso: Shacab bannaanbaxayay oo lagu rasaaseeyay

Ciidamada ammaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta rasaaseeyay dad shacab ah oo bannaanbax kaga hortagay Xubno katirsan guddiga KMG ah ee doorashooyinka oo Xukuumadda u dirtay Magaalada Boosaaso si ay u soo qiimeeyaan goobo lagu qabanayo doorashada