Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta safar shaqo uga amba baxay magalada Muqdisho asagoo ku sii jeeda magaalada Amsterdam ee dalka Boqortooyada Netherland
Month: October 2022
DEG-DEG : Iska hor imaad ka bilowday deegaan hoos yimaada Buuloburde.
Dagaalka oo u dhaxeya Ciidanka Dowladda iyo kooxda Al-shabaab ayaa ka Socoda Degaanka Jicibow...
Xasan Daahir ka dib hakintii lagu sameeyay barihii bulshada ee uu adeegsan jiray.
Waddaadkan ayaa culayska ugu badan la kulmay markii maalmo ka hor uu soo baxay warka ku saabsan in wiil uu dhalay iyo Hoggaamiye Al- Shabaab ..
Guddoomiyaasha degmooyinka oo lagu canaantay hubaal la’aanta ka jirta amniga
Kulankan waxa uu ka dhacay Degmada warta- Nabad , halkaas oo ay ku sugnayeen laamaha ammaanka degmooyinka gobolka Banaadir
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Uganda
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho kujooga dalka Uganda ayaa waxaa la filayaa in uu wada-hadallo la yeesho Madaxda dalkaas oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Yoweri Museveni
DF oo xirtay dhammaan mareegyadii Al-Shabaab
Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay dhammaan barihii Internet-ka ee lagu baahin jiray wararka kooxda Al-Shabaab, sida lagu caddeeyey war saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya
13 sanno ka dib saraakiil ka socoto Q.M oo gaaray Degmada Maxaas.
Shan milyan oo qof oo Soomaali ah una dhiganta in ka badan 40% tirada guud ee Soomaalida ayaan haysan cunto ku filan ..
AKHRISO : Magacyada Mareegyada Dowladda ku guulaystay in ay xirto.
Maanta Dowladda Feederaalka Soomaaliya ayaa u digniin u dirtay warbaahinta kala - duwan kuwaas ...
MD Xasan Sheekh & Shirarka caawa ka wada Kambala , Uganda
Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Uganda waxa uu kala qeyb geli doonaa Madaxda dalalka Gobolka xuska 60-guurada Uganda
Jabuuti ” Koox fallaaga ah ayaa naga dishay 7 askari ”
Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sheegtay in sidoo kale baadi- goob ay ugu jirto lix askari oo wali lagu la’ yahay weerarka..