Shidaalka wuxuu ka yimid qiimo dhan $1.9, haddana wuxuu hoos uga dhacay...
Month: October 2022
Maanta iyo Deegaanka Basra ee Shabeellaha Hoose.
Ciidanka Dowladda ayaa la xaqiijiyay in shalay dagaal halkaas ay kula galeen Al- Shabaab ay..
Wasiirrada Gobolka Geeska Afrika oo ku baaqay in iskaashi ballaaran laga sammeeyo wax ka qabashada cunto yarida
Urur goboleedka IGAD, hay’adaha samafalka iyo saaxiibada kale ee ka taageera mashaariicda horumarinta ayaa ku baaqay in iskaashi ballaadhan laga sameeyo sidii loola tacaali lahaa gaajada iyo cunto yaraanta ka jirta gobolk
Soomaaliya iyo Finland oo ka wada hadlay xiriirka labada dal
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Finland, Mudane Matti Vanhanen
Wiil dhallinyaro oo ku dhacay god dahabka laga qodo deegaanka Milxo
Deegaanka Milxo ee buuraleyda Calmadow ee gobolka Sanaag waxa god dahab laga qoto uu ku dumay tan iyo xalay ku jira wiil dhallinyaro ah
Sarkaal dilay Taliyahiisa oo saakay lagu toogtay Muqdisho
Sarkaal dilay Taliyahiisa oo saakay lagu toogtay Muqdisho
DF oo sheegtay 19 katirsan Al-Shabaab inay dileen
Ciidanka Dowladda ayaa la sheegay in 19 Xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ku dileen Tuulada Muryaale oo u dhaxaysa degaanka Basra iyo Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe kaddib dagaal ka dhacay halkaas
WARBIXIN :Qorshaha MD Xasan ee ah inuu saldhig ka dhigto Cadale Sh.Dhexe
Deegaankan waxaa maalmo ka hor gaaray ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan
Saraakiil Al- Shabaab ah oo lagu dilay Shabeellaha Hoose.
Waxa ay ku warameen Saraakiisha Dowladda in bartilmeed ay ahaayeen
Journalist detained at ATMIS camp in Burhakaba, his equipment confiscated
Somali Journalists Syndicate (SJS), Federation of Somali Journalists (FESOJ), Somali Media Association (SOMA) and the Somalia Mechanism of the Safety of Journalists (SMSJ) jointly condemn the detention of Arlaadi Media Network (AMN) journalist, Yusuf Mohamed Adam, who was held at a military camp by the Ethiopian contingent under the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) in Burhakaba town, Bay region, on 3 October 2022