Muqdisho (Raxanreeb ) Hoggaanka ATMIS ayaa markii ugu horeysay ka hadlay weerar kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen magaalada Buulamareer halkaas oo fariisimo ay ku leeyihiin ciidanka Uganda . War qoraal ah oo ka soo baxay , ATMIS ayaa lagu sheegay in ciidanka Uganda ay ka aarguteen kooxda Al- Shabaab ee weerarka ku soo qaaday...
Day: May 30, 2023
Ciidan gadoodsan oo xirtay waddooyin muhiim ah oo magaalada Bosaaso
Boosaaso (Raxanreeb ) Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay la wareegeen kantaroolka laga ilaaliyo dekada magaalada Bosaaaso ee gobolka Bari Sida ay sheegayaan dad ku sugan magaalada Boosaaaso ayaa sheegay in xaalad hubinti la’aan ah ay ka jirto magaalada sabab la xiriirta in meelaha qaar lagu arkayo ciidanka gadoodsan....
Ciidamada Dowladda oo ka hor tagay weerar Al-Shabaab ku qaaday Masagawaa
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xoogan oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Masagawaa oo ka tirsan gobolka Galgaduud, kaas oo ay ku sugan yihiin ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka.
Muqdisho xal maloogu gaari karaa xiisadda Laascanood ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya & ismida deegaanada gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn halkaas oo wali xiisad ay ka jirto. Diirada waxaa lagu saaray kulamadan , xaaladda guud ee deegaanada maamulkaas iyo sida ay tahay in loo dhameeyo dagaalka muddo dheer qaatay ee lagu waayay naf iyo maal. Magaalada waxaa...