Day: May 14, 2023

Home » Archives for May 14, 2023
WARCUSUB : Askarta DFS oo Muqdisho lagu weeraray + khasaaraha
Post

WARCUSUB : Askarta DFS oo Muqdisho lagu weeraray + khasaaraha

Muqdisho (Raxanreeb ) Qaraxii daqiiqadaha ka hor caawa laga maqlay Muqdisho waxa uu ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ah, waxa uu ka dhacay agagaarka hoteel Amiira ee degmada Hodan. Sida la xaqiijiyay cidna wax kuma noqon, waxaan goobta xiray ciidamada amniga oo baaritaanno ka bilaabay goobta. Saraakiisha ciidanka Dowladda Soomaaliya oo goobta soo gaaray...

Doorashada Turkiga:  Codadka la tiriyay illaa hadda
Post

Doorashada Turkiga:  Codadka la tiriyay illaa hadda

Ankara (Raxanreeb ) Natiijooyin hore ayaa soo baxaya doorashada sida weyn isha loogu hayo ee Turkiga, kaddib  markii la soo xiray goobaha codka laga dhiibanayay. Dadka gaaraya 64 milyan ayaa  loo oggolaaday inay codeeyaan. Madaxweynaha hadda talada haya ee Recep Tayyip Erdogan ayaa codkiisa ka dhiibtay magaalada Istanbul. Labada musharax ee kale, Kemal Kilicdaroglu iyo...

Nin & laba haweenay oo loo haysto Al- Shabaab oo gacanta lagu dhigay
Post

Nin & laba haweenay oo loo haysto Al- Shabaab oo gacanta lagu dhigay

Muqdisho (Raxanreeb ) Saraakiisha  ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in gacanta ay ku dhigeen xubin  tirsan oo ka tirsan Al- Shabaab oo falal amni ka gaysanayay  magaalada Muqdisho. Booliska ayaa sheegay  ninkan oo   ka tirsanaa kooxda Al Shabaab uu  bambaano ku tuuray fariisin ciidanka kaga sugnaayeen xaafada jaamacadaha degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa...

Dagaal ka qarxay Khartoum & wada-hadaladii socday oo fashilmay
Post

Dagaal ka qarxay Khartoum & wada-hadaladii socday oo fashilmay

Khartoum (Raxanreeb ) Dagaal culus oo u dhaxeeya dhinacyada isku haya dalka Suudaan ayaa weli ka socda caasimadda Suudaan ee Khartoum iyo magaalooyin kale ka hor wadahadallada xabbad joojinta ee maanta la filayo. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in ciidamada Suudaan ay duqeeyeen goobo ay dad rayid ah degan yihiin, halka ciidamada (RSF) ay qabsadeen hanti...

Shacabka Turkiga oo maanta u dareeraya doorashada guud
Post

Shacabka Turkiga oo maanta u dareeraya doorashada guud

Ankara (Raxanreeb ) Maanta oo Axad dadwaynaha dalka Turky-ga ayaa u dareeray goobaha codbixinta si ay u doortaan Madaxwaynaha xukumi doona dalkaas sanadaha soo socda ,  taas oo isha lagu wada- hayo maanta. 60 milyan 697 kun oo codbixiyayaal ah ayaa xaq u leh inay ka codeeyaan gudu ahaan magaalooyink dalka ka codeeyaan. Tirada musharixiinta...