Day: May 24, 2023

Home » Archives for May 24, 2023
Farmaajo & Deni ma isku safbaa ? –siyaasadda is rogrogta ee Soomaaliya
Post

Farmaajo & Deni ma isku safbaa ? –siyaasadda is rogrogta ee Soomaaliya

Muqdisho (Raxanreeb ) Farmaajo iyo Deni waxay ahaayeen ka hor inta xilka uusan banayn Madaxwayne Farmaajo dab & basiin aan la isku soo dhawayn karin , waxayna gaarsiisanayd khilaafkooda heer fagaarayaasha lagu soo bandhigo. Marna isku saf ma ahayn Deni iyo Farmaajo , taas bedelkeena waxay bah wadaag siyaasadeed ay ahaayeen , Madaxwaynaha hadda talada...

Madaxii hawlgallada dibadda ee al-Shabaab oo la dhaawacay
Post

Madaxii hawlgallada dibadda ee al-Shabaab oo la dhaawacay

Jilib (Raxanreeb) Madaxii hawlgallada dibedda ee ururka al-Shabaab ayaa lagu dhaawacay duqayntii Sabtidii ka dhacday Jilib, sidaas waxaa sheegay dawladda Soomaaliya. Cusmaan Maxamed Cabdi, oo ku magacdheer Macallin Cusmaan ayaa lagu dhaawacay duqayntaas. Ilaa hadda ma cadda nooca dhaawaca soo gaaray. Ilo-wareedyo ayaa sheegay in Macallin Cusmaan uu horey u noqday madaxa difaaca ee Al-Shabaab....

MUQDISHO : Shirka maamul goboleedyada oo furmaya & DENI oo ergo loo diray
Post

MUQDISHO : Shirka maamul goboleedyada oo furmaya & DENI oo ergo loo diray

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho , waxaa lagu wadaa inuu ka  furmo shirka madasha wada-tashiga Qaran ee Dowladda iyo maamul  goboleedyada. Waxaa shirguddoomin doona shirka madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxaana ka qayb gali doona inta badan madaxda maamul goboleedyada , lamase oga go’aanka Puntland. Shirkaan kii ka horreeyay oo ka qabsoomay Magaalada Baydhabo...