Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay in dowladdiisa ay qaadan doonta 10,000 oo shaqaale rayid ah, kuwaas oo la qaadan doona inta uusan dhammaan sanadkaan 2023-ka.
Day: May 15, 2023
Ciidamo kasoo goostay Somaliland oo ku biiray Puntland
Warar aynu ka heleyno gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamo kasoo goostay Somaliland, kuna biiray Puntland lagu soo dhaweeyay duleedka magaalada Ceerigaabo ee xarfunta gobolkaas oo dhaca waqooyiga Soomaaliya.
TURKIGA : Doorashada ka socota oo wareega labaad la isla aaday & horudhaca natiijada
Ankara (Raxanreeb ) Aduunyada ayaa isha ku haysa natiijada doorashada ka dhacday Turkiga, halkaas oo lagu dooranayo cida noqonaysa madaxweynaha Dalkaas , waxaana soo baxaya natiijooyin hor dhac ah. Doorashadan waxaa si aad isu haya madaxwaynaha hadda talada haya Kemal oo ka socda dhinac mucaaradka . taas oo keentay loolanka adag ee – sanadkan uu...
12 SANNO ka dib waxaa dib loo furayaa xuduuda Soomaaliya & Kenya
Mandheera (Raxanreeb ) Xuduuda Soomaaliya iyo Kenya ayaa muddo dheer ka dib loo furayaa , taas oo caqabad ay ku qabeen dadka Soomaaliyeed ee ku nool degmooyina Beledxaawo iyo Mandheera. Dowladda Kenya ayaa sheegtay in dib ay u furayso Xuduuda si ay u sahlanaato isku gudubka dadka iyo ganacsiga ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Goobaha...
Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan maxaa laga qaaatay ?
Khartoum ( Raxanreeb ) Bililiqo xoog leh ayaa lagu soo waramayaa in loo gaystay Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Suudaan halkaas oo ay dagaalo ka dhacayaan. War ka soo baxay Taliska Ciiddanka Dowladda Sudan ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba la dhacay Safaaradda Somalia iyo Xarunta Ergada Hawlgalka QM ee Nabad-Ilaalinta ee dalka Sudanta...