Day: May 10, 2023

Home » Archives for May 10, 2023
Cali Guudlaawe & Cali Jayte & waxa ay ku arkeen Beledwayne oo fatahaad ay ka jirto
Post

Cali Guudlaawe & Cali Jayte & waxa ay ku arkeen Beledwayne oo fatahaad ay ka jirto

Beledwayne (Raxanreeb ) Madaxda maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in xaalad adag ay wajahayaan Qoysas badan oo  ku nool magaalada Beledwayne , halkaas oo ay ka jirto fataah aad u daran oo saameysay dad badan Madaxwaynaha maamulka  Hirshabeelle  Cali Guudlaawe ayaa xusay in wax aka jira magaalada Beledwayne ay ku tilmaami karaan masiibo bani’adanimo Madaxwaynaha Hirshabeelle...

Laba Weriye oo rug cadayaal ah oo Muqdisho ku geeriyooday
Post

Laba Weriye oo rug cadayaal ah oo Muqdisho ku geeriyooday

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho caawa waxaa ku geeriyooday Ilaah ha u naxariistee rugcadaa suxufi ah Ismael Sheekh Khaliif Weriye Ismael ayaa in muddo ah waxa uu ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho ka dib markii waxyeelo ba’an ay ka soo gaartay qarax loogu xiray gaarigiisa. Degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayuu ku geeriyooday weriyahan halkaas oo...

 MD Xasan oo dhaqaalle ka raadinaya Doha & saluug ka jira xiriirka Jubbaland & Abu Dhabi
Post

 MD Xasan oo dhaqaalle ka raadinaya Doha & saluug ka jira xiriirka Jubbaland & Abu Dhabi

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa socdaalo dhawr cisha ah ku – tagaya magaalada  Doha ee dalka Qatar halkaas oo uu kula kulmi doona madaxda dalkaas. Safarka Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daraan sidii Doha taageero dhaqaale u siin lahayn Dowladda Soomaaliya iyo dhamaynta mad madow wali ku gedaaman wanaajinta xiriirka labada dhinac....

Gantaalo Ciidanka Somaliland  ay ku garaaceen laascanood ee gobolka Sool
Post

Gantaalo Ciidanka Somaliland  ay ku garaaceen laascanood ee gobolka Sool

Laascanood (Raxanreeb ) Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in saaka weerar hoobiyaal ah ay ku qaaday , gudaha magaalada Laascanood ee gobolka Sool . Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen dhawaqa hoobiyaasha kuwaas oo ku dhacayay xaafadaha  magaalada Laascanood , halkaa soo inta badan ay isaga  barakaceen dadka maagaalada. Goobjoogayaal ayaa sheegay in hoobiyaasha...

Shaki miyaa soo kala dhaxgalay Madaxda Hirshabeelle ee dagaalanka Al- Shabaab ?
Post

Shaki miyaa soo kala dhaxgalay Madaxda Hirshabeelle ee dagaalanka Al- Shabaab ?

Beledwayne (Raxanreeb ) Madaxda maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa siyaabo kala  uga hadlay howlgalka ka dhanka ah Al- Shabaab ee ka socda deegaano ka mid ah Gobolka Hiiraan. Madaxwayne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hargar Dabageed ayaa sheegay in Guddoomiye Ali Jayte uusan la qabin in ay sii wadi wayeen reer Hiiraan dagaalka loogu soo...