Day: May 12, 2023

Home » Archives for May 12, 2023
Degmada Xudur oo go’ doonsan oo dagaal uu ka dhacay
Post

Degmada Xudur oo go’ doonsan oo dagaal uu ka dhacay

Xudur (Raxanreeb ) Ciidanka maamulka koonfur Galbeef iyo kuwa Al- Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in dagaal uu ku dhaxmaray degmada Xudur ee gobolka Bakool. Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii sida la sheegay Xubno katirsan Al-Shabaab ay weerareen Saldhiga Ciidamada Koonfur Galbeed ee degmada Xudur, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal socday in ka...

MUQDISHO : khadro Omar Dhuule oo geeriyootay “waxay ahayd dhalfanaan”
Post

MUQDISHO : khadro Omar Dhuule oo geeriyootay “waxay ahayd dhalfanaan”

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada ay dagan yihiin fannaaniinta iyo abwaanada ee Ex Fiyoore ee degmada Wartanabadda waxa xaley ku geeriyootay fannaanadda Khadra Cumar Dhuule. Khadro ayaa ka mid ahayd gabdhaha fannaaniinta ee aad loo jeclaa heesahooda ee ka tirsanaa hobolada Waaberi. Sidoo kale Khadra ayaa waxaa aabbe u ahaa fannaankii weynaa...

Mishkiladaha uu dhax- maquurinayo gobolka Hiiraan- Xog & Xaalad Jirta
Post

Mishkiladaha uu dhax- maquurinayo gobolka Hiiraan- Xog & Xaalad Jirta

Beledwayne (Raxanreeb ) Magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan waxaa maalintii shanaad ka jira fatahaad lixaad leh oo saameysay qoysas badan oo halkaas ku nool. Inta badan magaalada Beledwayne waxaa isaga barakacay qoysaskii ku nool kuwaas oo gabaadsaday duleedka magaalada. Maamulka magaalada Beledwayne ayaa sheegay in ay aad u liidato nolosha qoysaska ka baxsaday magaalada kuwaas...

SOOL oo Somaliland Guddoomiye u magacowday
Post

SOOL oo Somaliland Guddoomiye u magacowday

Hargaysa ( Raxanreeb ) Somaliland ayaa Guddoomiye u magacwaday gobollka Sool oo dagaal uu ku dhaxmarayo dadka deegaanka iyo Somaliland. War ka soo baxay Somaliland ayaa lagu sheegay , in Somaliland gobolka Sool uu yeeshay Guddoomiye hoostaga Somaliland. Guddoomiyaha cusub ee gobolka Sool ee la magacaabay ayaa ah  Cabdikariim Siciid Aw Cabdi, waxa uuna kamid...