Dowladda Ukraine, ayaa ku eedaysayciidanka dowladda Ruushka in magaalada Bakhmut ee ay go'doomiyeen iney ku weerareen gantaalo xambaarsan maadada Fosforaska.
Day: May 6, 2023
Dowladda Iran oo xukun dil ah ku fulisay ruux weeraray ciidankeeda
Dowladda Iran, ayaa xukun daldalaad ah ku fulisay nin u dhashay heysta dhalashooyinka Iran iyo Sweden, oo lagu eedeeyay inuu ka dambeeyay weerar lagu hoobtay, oo sanadkii 2018-kii ka dhacay xaflad dhoolatus militari lagu sameynayey.
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaran (SODMA) oo ka digtay fatahaad ka dhalata Roob Mahiigaan ah
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SODMA) ayaa soosaartay digniin la xiriirta Roob Mahiigaan ah oo dalka ka da’aya, waxa ay fariin u dirtay dadka ku sugan goobaha biya mareennada ah oo halis nafeed ka dhalan karta.
Puntland ” Xasan Sheekh waa nin xanuunsan dawada waxa u sita gabadhiisa”
Garoowe (Raxanreeb) Maamul goboleedka Puntland ayaa jawaab ka bixisay markale hadal ka soo yeeray Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud “Horta waan u cudurdaarayaa Madaxweynaha [Xasan Sh Maxamuud], waa nin waayeel ah sida la sheegayna wuu xanuunsanayaa waana sababta gabadhiisu ula socotana oo waxaa la sheegay inay daawadiisa sido ” sidaas waxaa sheegay wasiirka warfaafinta Puntland ...
Dhinacyada ku dagaalamaya Sudan oo uu wada hadla uga furmayo Sucuudiga
Dowladda Sucuudiga, ayaa marti gelineysa wada hadalkii ugu horreeyay ee fool ka fool ah Sabtida maanta ah, oo u dhexeeya ciidammada ku dagaallamaya Suudaan, ka dib markii dhowr xabad joojin ay burburtay.
Hey’adda caafimaadka adduunka oo war kasoo saartay cudurka Covid19
Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO), ayaa ku dhawaaqay in cudurka Covid-19, uusan haatan iyo wixii ka danbeeya aanu dunida ku keeni karin "xaalad caafimaad oo halis ah oo caalami ah".
Ololaha doorasho ee Madaxwayne Deni & Khilaafka jira
Garoowe (Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa loogu soo dhoweeyay deegaanka Awrculus ee ka tirsan Degmada Garoowe ee gobolka Nugaal. Madaxweynaha ayaa ku baaqay in dadka deegaanku isu diyaariyaan Doorashada Goleyaasha deegaanka ee 25-May 2023, wuxuu muujiyay in dadka oo codeeya oo madaxdooda doorta ay tahay wax...
Charles-ka 3aad ee UK oo la caleema-saarayo & MD Xasan oo loo diiday
London (Raxanreeb ) Magaalada London ee dalka Ingiriiska maanta waxaa lagu caleema saarayaa boqor Charles-ka 3aad waxaana ka qayb galaya inta badan madax caalamka oo lagu casuumay munaasabada. Madaxiisa ayaa maanta loo gelin doonaa Taajka boqortooyada , taas oo ka dhigan inuu si rasmi u yahay boqorka dalka Ingiiriiska. Isaga oo Ilmo yar ah ayaa...
Muqdisho, Carruur ku geeriyootay Guri qadiimi ah oo ku dumay.
Muqdisho (Raxanreeb ) Inta la xaqiijiyay afar caruur ah oo isku qoys ah ayaa ku geeriyootay guri qadiimi ah oo ku dumay saaka oo sabti ah magaalada Muqdisho. Gurigan ayaa ku yaala degmada Shangaani oo ah guri qadiimi isla markaana aanay helin wax dayactir ah sanado badan. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in gurigan mar...
MD Xasan Sheekh ”Deni waa in uusan isku dayin muddo kororsi ”
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo oo salaadda Jumcaha kadib Khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa madaxda Puntland ugu baaqay in ay tix galiyaan rabitaanka shacabka, ayna dhageystaan talada siyaasiyiinta iyo dhaqanka deegaanka, kadib markii uusoo ifbaxay khilaaf ka dhashay doorashada. Madaxweynaha ayaa uga digay Madaxweyne Deni iyo maamulkiisa...