Day: May 13, 2023

Home » Archives for May 13, 2023
WARBIXN : Halka ay marayaan Ololaha doorasha ee Puntland & salka khilaafka doorasho
Post

WARBIXN : Halka ay marayaan Ololaha doorasha ee Puntland & salka khilaafka doorasho

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalooyinka maamulka Puntland waxaa ka socda Ololaha doorashada Golayayaasha deegaanka , oo waxa xigi doona doorashada Madaxwaynaha oo hoggaanka hadda talada hayo uu sheegayo in ay noqon doono doorasho qof iyo cod ah. Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa haddii uu doorashadan ku guulaysto noqon doona madaxweynihii ugu horreeyay ee doorasho qof...

WARCUSUB : Rabashadaha ka jira Ceergaabo & sida xaaladdu ay tahay
Post

WARCUSUB : Rabashadaha ka jira Ceergaabo & sida xaaladdu ay tahay

Ceergaabo (Raxanreeb ) Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa rabashado dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay magaalada Ceergaabo ee gobolka Sool , halkaas oo ay isku dhaceen ciidanka Somaliland iyo dadka deegaanka. Rabshadaha ayaa billowday, kadib markii koox aan la garan haybtooda ay rasaas ku furtay gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan...

Post

Fursadda Nabadeed ee Dagaalka Laascaanood Waa Biixi oo Ciidankiisa Oog Geeya-Maqaal

Laascanood (Raxanreeb ) Colaadda Laascaanood ka bilaabantay bishii Febraayo 6-deedii ee sannadkan 2023 ilaa haddana socotaa, xal in loo helo daayoo, xataa waan-waan baan muuqan. Alloow noo naga soo qabooji. Haddaba sida uu sheegay safiirka Maraykanka ee Soomaaliya, md Biixi keliya ayaa awoodeeda leh inuu soo af-jaro colaaddaas. Sidoo kalena isaga ayey ku xidhan yahay...

MUQDISHO : Amni lagu cayaaraya-Ma NISA loogu guul-wadaynayaa  ?
Post

MUQDISHO : Amni lagu cayaaraya-Ma NISA loogu guul-wadaynayaa  ?

Muqdisho (Raxanreeb )  Dowladda Soomaaliya wali way la tacaalaysaa wax ka qabashada amniga magaalada Muqdisho , waxa ka dhacaya meelo badan oo caasimadda ah dilalka lala eegto dadka rayid ah. Ciidanka inkastoo ay wadaan howlgal amniga ay ku sugayaan , hadana waxaa socda isbedel  Dowladdu ay ku samaynayso Hay’adaha amniga si ugu  yaraan wax looga...

Doorashada Turkiga oo gaba gaba maraysa & Rejada Erdogan
Post

Doorashada Turkiga oo gaba gaba maraysa & Rejada Erdogan

Ankara (Raxanreeb ) Magaalooyinka waa wayn ee dalka Turky-ga waxaa ka jira Ololihii ugu danbeeyay ee doorashada Madaxtinimada dalkaas , iyadoo ay marayso heer gaba- gaba ah. Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo ah hoggaamiyaha ugu awoodda badan ee Dalkaas kana tirsan Xisbiga Talada haya ayaa dedaal dheeraad ah geliyay sidii Xisbigiisa uu markale u...