Garoowe (Raxanreeb ) Waxaa si aan daahsaarnayn u soo shaac baxay khilaafka ka dhashay wax ka bedelka Dastuurka maamulka Puntland. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxwaynaha maamulka Puntland uu wado qorshe uu ku doonayo in xilka ugu qaado wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Faarax Juxa. Arintan ayaa salka ku haysa ka dib markii Wasiirka uu...
Day: May 5, 2023
Somaliland ” nama quseyso tiro koobka Dowladda Soomaaliya”
Hargaysa ( Raxanreeb ) ka dib markii dhawaan dowladda Federaalka Soomaaliya ay sheegtay in guud ahaan dalka ay ka bilaabayso tiro koob ayaa arintaas waxaa ka hadlay xukuumadda Somaliland. Warka ka soo baxay Somaliland ayaa lagu sheegay in iyaga ay ka yihiin kuwo madax banaan isla markaana ay yihiin dal ka madax banaan Soomaaliya. “In...
JIGJIGA : In ka badan 50 qof oo ku geeriyootay fataahaado ka jira Jigjiga
Jigjiga (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo deegaano ka mid ah dhulka Soomaalida ayaa sheegaya in halkaas ay ka jiraan daadad xoog badan oo dhaliyay khasaare kala duwan. Dadka iyo duunyo ayaa la soo sheegayaa in roobabka ay saameeyeen ka dib markii wabiyada karkaarada ay jabsadeen sida ay sheegeen dad halkaas ku sugan. Daadadka ...
Sudan oo ay dagaalo culus ka socdaan, inkasta oo lagu heshiiyey xabad-joojin
Dagaal xooggan ayaa ka dhacay gudaha iyo agagaarka caasimadda dalka Sudan ee Khartoum, inkasta oo dhinacyada ku dagaalamaya dalkaasi ay hore isugu raaceen heshiisyo xabbad-joojin ah.