Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa warqad eedeyn ah u dirtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse oo ay ku eedeeyeen illaalada Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed.
Day: May 27, 2023
Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay in baaris lagu sameynayo Iskuullada ku kacay falalka anshax xumada
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Taclinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay baaris ku waddo dugsiyada Muqdisho qaarkood, oo dhiganayeen arday laga reebay imtixaanka shahaadiga ah ee ka billowday dalka.
Sheikh Shariif oo taageray doorashada Puntland
Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd ee Sheekh Sheekh Axmed oo muuqaal gaar ah iska soo duubay ayaa ka hadlay doorashooyinkii qof iyo codka ahaa ee 25-kii bishaan May ka dhacay deegaanada maamulkaasi, taas oo lagu soo doortay goleyaasha deegaanka 30 degmo oo kamid ah dowlad goboleedka Puntland.
Ra’iisul Wasaare ku xigeenkaSoomaaliya oo daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Salah Jama, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare, kaas oo ka bilawday magaalada Muqdisho iyo Dowlad gobaleedyada dalka.
Xasan Sheekh oo kulan sagootin ah, u sameeyay Safiirkii Mareykanka ee Larry André
Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Larry André Jr oo ay dhammaatay muddo-xileedkiisii diblumaasiyadeed ee uu ku joogay Soomaaliya.
Khartoum ”Dambiyo dagaal & xadgudub xaga jinsiga ah oo ka dhacay”
Khartoum (Raxanreeb ) Dagaalka ka socda wadan ka Sudan ee u dhaxeeya xoogaga isku haya awoodda dalkaas ayaa waxaa lagu eedeynayaa in ay gaysteen dambiyo dagaal, kadib markii la duqeeyay isbitaallo ku yaalla Khartoum kuwaas oo ay ku sugnaayeen Bukaano, sida laga soo xigtay mas’uuliyiin caafimaad ee ku sugan caasimadda. Weerarada ka dhacay Isbitaallada ayaa...
Xasan Sheekh oo diidan in loo hambalyeeyo Puntland–Khilaaf madasha ka jira
Muqdisho (Raxanreeb ) Xubnaha madasha wada-tashiga qaran ayaa la sheegayaa in khilaaf uu soo kala dhax galay sabab la xiriirta doorashada Puntland. Shirka oo lagu waday in mar hore la soo gaba- gabeeyo ayaa xubnaha shirsan u kala jabay laba dhinac kuwaas oo isku mari waayay in loo hambalyeeyo Puntland. Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Xasan...