Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa u sheegay Madaxweynaha Ciraaq Cabdullaif Rashid oo booqasho ku jooga Iran Sabtidii in Mareykanku uu yahay 'saaxiib aan la isku haleyn karin' Ciraaqna aysan oggolaan in ciidamo Mareykan ah ay joogaan dhulkeeda.
Month: April 2023
Maamulka Gobolka Banaadir oo u yeeray qaar ka tirsan ganacsatada Soomaaliyeed
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa si degdeg ah ugu yeeray Milkiilayaasha goobihii Maqaayadaha ee la xeray si dib-u-eegis loogu sameeyo shatiyada ay horey u qaateen, Ganacsiga ay hada ka shaqeeyaan iyo Mas’uuliyadda goobahaasi.
DFS oo qaar ka tirsan ardayda Soomaaliyeed ee ku xannibnaa Suudan ka dejisay Muqdisho iyo Garowe
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 123 Muwaadin oo ku xanibnaa dalka Sudan kuwaas oo u badan Ardey, 78 ka mid ah dadkaas waxaa la keenay Muqdisho halka 45 laga dajiyay Magaalada Garoowe.
RW hore ee Suudaan oo ka digay colaadda Dalkiisa in aysan noqon mid ka xun kuwii ka dhacay dalalka Suuriya & Liibiya
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Suudaan Abdalla Hamdok, ayaa ka digay in colaadda dalkiisa ka aloosan ay kasii dareyso, ayna noqoneyso mid ka xun kuwii ka dhacay dalalka Suuriya iyo Liibiya.
Soomaali ku go’ doonsanayd Suudan oo dalka dib loogu soo celiyay
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 123 Muwaadin oo ku xanibnaa dalka Sudan kuwaas oo u badan Ardey, 78 ka mid ah dadkaas waxaa la keenay Muqdisho halka 45 laga dajiyay Magaalada Garoowe. Muwaadiniinta oo safar dhulka ah oo dowladdu fududeysay ku tagay dalka Ethiopia ayaa laga soo qaaday...
Cabdikariin Guuleed oo kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta kullan la qaatay Safiirka Midowga Yurub Tiina Intelmann oo ay ka wadahadalleyn sida ugu wanaagsan ee looga guul gaari karo Wadahadallada Dowladda FS & Somaliland.
XOG : Axmed Madoobe oo isku diyaarinaya dagaalka MD Xasan Sheekh
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamulka Jubbaland oo muddo dheer jooga xukunka maamulka Jubbaland ayaa hadda bilaabay Olole siyaasadeed oo uu ku doonayo inuu ku helo isbahaysi siyaasadeed. Axmed Madoobe ayaa kulamadiisa waxa ay xoogooda ay ka dhacayaan magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya halkaas oo ubuc u ahayd Axmed Madoobe muddo sanada ah . In...
Jubbada Dhexe oo laga saarayo Al- Shabaab
Baardheere (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu ka socdo howlgal lagu doonayo in lagu xoreeyo degaanada Jubbada dhexe. Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare oo gaaray degmada Baardheere ee Gedo ayaa sheegay in howlgalada ay yihiin kuwo Jubbada dhexe...
RUTO ‘’ Ciidanka ATMIS ha xoojiyaan howlgalka Al-Shabaab ‘’
Nairobi (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay in muhiim ay tahay in ciidanka ATMIS ay soo afjaro dagaalka ka dhanka ah Al- Shabaab ee ka socda gudaha dalka. Madaxwaynaha Kenya ayaa xusay in dadaalka xooggan IGAD ay ugu jirto sidii loo jabin lahaa kooxda Al- Shabaab waxana uu xusay in la joogo markii...
Ciidamada RSF ee Sudan oo sheegay in weerar lagu soo qaaday
Ciidamada u hawl gala deg degga ee (RSF) ayaa ciidamada kasoo horjeeda – ee millatariga caadiga ah ee Suudaan - ku eedeeyay dhowr weerar oo xagga cirka ah, oo lagu qaaday saldhigyada ay ku leeyihiin qaybo kala duwan oo ka tirsan magaalada Khartuum, inkastoo ay jirtay xabbad-joojin soo socotay maalmo.