Muqdisho (Raxanreeb ) James Swan oo in muddo ah maamulayay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa la bedelay sida uu sheegay , Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres. James Swan ayaa lagu bedelay sida uu shaacayay António Guterres haweenay u dhalatay dalka Ingriiska oo lagu magacaabo Catriona Laing War ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay...
Day: May 3, 2023
109 qof oo ku dhintay daadad ka dhacay waddanka Rwanda
Warbaahinta waddanka Rwanda ayaa sheegtay in 109 qof ay ku dhinteen daadad xilli roobab mahiigaan ah ay ka da'een gobollada galbeedka iyo woqooyiga ee dalkaas.
Wasiir ay toogteen ilaaladiisa iyadoo weli aysan caddaanin sababta
Askari ka tirsan ciidamada qaranka Uganda ayaa toogasho ku dilay wasiir uu ilaalo u ahaa.
Dhinacyada ku dagaalamaya Sudan oo iney wada hadlaan ku heshiiyey
Dhinacyada isku haya Suudaan, ayaa isku raacay in ay u diraan wakiillo uga qeyb gala wada-xaajood, kuwaasoo laga yaabo inay ku sugan yihiin Sucuudiga, sida uu sheegay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dalkaas, Folker Bertes.
XOG : MD Xasan oo Khilaafka Puntland kala hadlay maamul goboleedyada
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay qaar ka mid ah madaxda maamul- goboleedyada kuwaas oo ku sugnaa magaalada Muqdisho. Kulankan waxaa diirada lagu saaray sidii uu u qabsoomi lahaa shirka madasha- wadatashiga Qaran iyo maqnaanshaha Puntland ee miiska go’aanada. Madaxda – maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa...
SJS ‘’ Dowladda way sii wadaa tacdiga ay u gaysanayso Suxufiyiinta ‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Dunida waxaa maanta laga maamuusayaa 3da May oo ah maalinta loo gooni yeelay “Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka” inta ay munaasabaddu lagu howlan yahay waxaa lasoo bandhigaa dhibaatooyinka loo geysto Suxufiinta & xarumaha ay ka howlgalaan. Hal-ku-dhigga sannadkan ayaa ah “Qaabeynta Mustaqbalka Xuquuqda: Xorriyatul qowlka oo horseed u ah dhammaan xuquuqaha kale ee...
Soomaalidii ugu badnayd oo Suudan laga keenay oo dalka yimid
Raxanreeb (Muqdisho ) Dowladda Soomaaliya ayaa xooga saaraysa dib u soo celinta , dadka – Soomaaliyeed ee ku go’adoonsan magaalooyinka dalka Suudaan , halkaas oo dagaalo ay ka socdaan. Soomaali badan ayaa ilaa iyo hadda dib loogu soo celiyo – gudaha dalka kuwaas oo laga soo badbaadiyay colaada ka jirta dalka Suudaan , halkaas oo...
Madaxweynaha Eritrea oo sheegay inuu doonayo dhex dhexaadinta dhinacyada ku dagaalamaya Sudan
Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, ayaa sheegay in urur goboleedka Bariga Afrika ee IGAD ay tahay in mudnaanta koowaad la siiyo, marka laga hadlayo sidii xal loogga gaari lahaa qalalaasaha ka taagan dalka Suudaan.