Muqdisho (Raxanreeb) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kowsaday bilowgiiba doorashadiisa ka dib dagaal beeleedyo ka dilaacay meelo badan oo dalka ah . Gobolada Shabeelaha dhexe ,Hiiraan , Mudug iyo Galgaduud ayaa ah meelaha ugu badan ee colaadahan ka dhacay isla markaana la kowsaday doorashada Madaxwaynaha hadda dalka haya Xasan...
Day: October 22, 2023
Kolonyadii labaad oo gaadiid gargaar sida oo gaaray Gaza
Gaza (Raxanreeb ) Kolonyadii labaad oo sida gargaar biniâaadamnimo, ayaa maanta oo Axad ah gaaray Marinka Gaza kuwaasi oo ka tilaabay xaduuda Rafax ee xadka Masar. Gargaarkan loo wado Gaza ayaa ah mid kooban oo aan dabooli karin baahida ka jirta deegaanka goâadoonsan ee Gaza. Shalay ayey gawaari gaareysa 25 oo cunto iyo daawo sida...
Sheekh Shariif ââYaan la ââis dilinââ ee colaada hala joojiyo ââ
Cadale (Raxanreeb)-Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya ee Dowladdii KMG ee ahayd shariif Sheekh Axmed ayaa soo saaray bayaan uu kaga hadlayo xaalada colaada ah ee ka taagan deegaano ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe. Shariif waxa uu ku sheegay qoraalkiisa in waqtigan la joogo aysan haboonayn in walaaha uu dagaal ku dhaxmaro deegaano ka mid ah...
Trump ayaa sheegay in uu xayiraad kusoo rogi doono dalal Somalia kamid tahay
New York (Raxanreeb) Â Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump haddana ah musharax u taagan mar kale xilka madaxweynaha dalkaasi, ayaa ku hanjabay in uu dib usoo celin doono xayiraadii dhinaca socdaalka ah uu horey usoo rogay. Sidoo kale, Trump oo hadal ka jeediyay gobolka Iowa ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in uu ballaarin doono...
Dabageed “hagar daamo iyo dhibaato ayay ku heysaa HirShabelle”
Madaxweyne ku xigeenka Maamul goboleedka HirShabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Musaambiik oo gubaysa 45,000 oo digaagadood ama dooro
Musaambiik ayaa gubaysa 45,000 oo digaagadood si ay u xakamayso hargabka shimbirraha ee ka imaanaya Koonfur Afrika.
Bisha Cas oo sheegtay in shidaal laâaan ay u xirmi doonaan Isbitaallada Qasa
Hayâadda Bisha Cas ee Falastiin ayaa sheegtay in ay qasab tahay in gargaarka biniâaadanimo ee loo soo gudbinayo Marinka Qasa uu ku jiro shidaal haddii la doonayo inay shaqeeyaan isbitaallada Qasa.
Madaale oo dhagax dhigay waddo laami oo isku xireysa Fagax & Xaawa Casir
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo isku xira Isgoosyada Fagax iyo Xaawa Casir ee Degmada Kaaraan oo lagu dhisi doono iskutashiga dadweynaha Kaaraan iyo barnaamijka dalkaaga ku dhiso hal dollar.
Ciidamada DF oo howlgallo ka fuliyay Baay ku dilay Al-Sqhabaab
Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay howlgal qorsheysan oo ay ciidamada dowladda iyo daraawiishta Koonfur Galbeed ay maanta ka sameeyeen duleedka magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay.
Koox hubaysan oo macallimiin dugsi ku laayay Sh. Dhexe
Jowhar (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in koox hubaysan oo ay laayeen xer quraan akhris kaga yimid deegaano ka mid ah gobolkaas. Dilkan ayaa sida wararka ay sheegayaan salka ku haya arrimo ku saabsan aano qabiil , waxaana halkaas ka taagan xiisad ka dhalatay arintan. Inta la xaqiijiyay 5 ...









