Month: October 2023

Ciidanka Dowladda & Kooxda   AS   oo ku dagaalamay Muqdisho
Post

Ciidanka Dowladda & Kooxda   AS   oo ku dagaalamay Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya  iyo xubno  ka mid ah kooxda Al- Shabaab. Dagaalkan   ayaa  ka dhacay deegaanka ,  Jasiira duleedka magaalada Muqdisho, kaas oo muddo socday  sida ay sheegayaan dadka deegaanka. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ay Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada dowladda ku leeyihiin halkaasi, waxaana...

Mala-jooga  waqtigii MD Xasan  Sheekh u soo  laaban lahaa Tolkiisa ?
Post

Mala-jooga  waqtigii MD Xasan  Sheekh u soo  laaban lahaa Tolkiisa ?

Muqdisho (Raxanreeb)  Madaxwaynaha Dowladda  Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kowsaday bilowgiiba doorashadiisa ka dib dagaal beeleedyo ka dilaacay meelo badan oo dalka ah . Gobolada Shabeelaha dhexe ,Hiiraan , Mudug iyo Galgaduud ayaa ah meelaha ugu badan ee colaadahan ka dhacay isla markaana la kowsaday doorashada Madaxwaynaha hadda dalka haya Xasan...

Kolonyadii labaad oo gaadiid gargaar sida oo gaaray Gaza
Post

Kolonyadii labaad oo gaadiid gargaar sida oo gaaray Gaza

Gaza (Raxanreeb ) Kolonyadii labaad oo sida gargaar bini’aadamnimo, ayaa maanta oo Axad ah gaaray Marinka Gaza kuwaasi oo ka tilaabay xaduuda Rafax ee xadka Masar. Gargaarkan loo wado Gaza ayaa ah mid kooban oo aan dabooli karin baahida ka jirta deegaanka go’adoonsan ee Gaza. Shalay ayey gawaari gaareysa 25 oo cunto iyo daawo sida...

Sheekh Shariif ‘’Yaan la  ‘’is dilin’’ ee colaada hala joojiyo ‘’
Post

Sheekh Shariif ‘’Yaan la  ‘’is dilin’’ ee colaada hala joojiyo ‘’

Cadale (Raxanreeb)-Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya ee Dowladdii  KMG ee ahayd shariif  Sheekh Axmed ayaa soo saaray bayaan uu kaga hadlayo xaalada colaada ah ee ka taagan deegaano ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe. Shariif waxa uu ku sheegay qoraalkiisa in waqtigan la joogo aysan haboonayn in walaaha uu dagaal ku dhaxmaro deegaano ka mid ah...

Trump ayaa sheegay in uu xayiraad kusoo rogi doono dalal Somalia kamid tahay
Post

Trump ayaa sheegay in uu xayiraad kusoo rogi doono dalal Somalia kamid tahay

New York (Raxanreeb)  Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump haddana ah musharax u taagan mar kale xilka madaxweynaha dalkaasi, ayaa ku hanjabay in uu dib usoo celin doono xayiraadii dhinaca socdaalka ah uu horey usoo rogay. Sidoo kale, Trump oo hadal ka jeediyay gobolka Iowa ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in uu ballaarin doono...