Month: October 2023

Post

Ex-CIA director says ground offensive could be like Mogadishu on steroids

Former CIA director David Petraeus has warned that a ground offensive in Gaza “could be Mogadishu on steroids very quickly.” Speaking to POLITICO’s Power Play podcast the former US general said if the Hamas fighters are as creative in defence as they were when they staged the attack on Israel bases on 7 October “then...

Post

21 October, 1969: The fateful dayof the Military takeover

The scourge of military take over in October 1969 was not a bolt from the blue; the threat had been a Sword of Damocles hanging on the head of the civilian administrations at every moment since the Somali Republic was created in 1960. It was an open secret that the military had always a plan...

Post

Toronto’s TikTok teacher reconnects with her Somali heritage

Zahra Hassan moves to the front of her classroom, her blue-and-white Somalia jersey a not-so-subtle hint about the day’s lesson. Hassan, 29, began teaching three years ago. Last year she generated headlines by going viral on TikTok for her 1990s-inspired oversized tops, baggy jeans, and chunky sneakers. Now, she’s hoping she can use her fashion...

Daadad harqiyay Beledwayne & Luuq ee Gobolada Hiiraan & GEDO
Post

Daadad harqiyay Beledwayne & Luuq ee Gobolada Hiiraan & GEDO

Beledwayne (Raxanreeb ) Roobab xoogan oo  ka da’ay gudaha iyo daafaha Magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sababay in guryahooda ay ka barakacaan qoysas farabadan oo daganaa Xaafadaha Kooshin iyo Xaawa taako. Roobabka ayaa socday ku dhawaad 6 saacadood oo xiriir ah, waxaana ka dhashay daadad xoogan oo kusoo rogmaday xaafadaha Kooshin iyo Xaawa taako...

ASKAR dil gaystay oo lagu dilay duleedka magaalada Baydhabo
Post

ASKAR dil gaystay oo lagu dilay duleedka magaalada Baydhabo

Baydhabo(Raxanreeb )Xuseen Cali Macalim limaan (Gurey) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, Cabduwaaxid Cali Sheikh Aadan oo ka tirsan Militaryga iyo Cabdulaahi Ibraahim Yarow (Borow) oo Boliiska KGS ka tirsan ayaa saaka Baydhabo Dusheeda looga Oofiyay Dambiyo dhiig Daadin ah oo ay Hore u galeen. Labada Hore ayaa Beerta Qurun Jiis oo Degaan Degmada  Baydhabo...

MD Xasan miyuu dib-  u bilaabayaa howlgalkii AS ee hakadka galay ?
Post

MD Xasan miyuu dib- u bilaabayaa howlgalkii AS ee hakadka galay ?

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxweynaha DFS  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug, halgaas oo uu ka sii ambaqaadayo dhammeystirka wajiga Koowaad ee howlgalka xoreynta dalka. Madaxweynaha ayaa ka soo laabtay safar uu ku tagay magaalooyinka Baydhabo iyo Xudur oo la xiriira abaabulka wajiga Labaad ee howgalka dhawaan lagu xoreynayo...

Ganacsade lagu dilay gobolka Hiiraan & ciidanka amniga oo talaabo qaaday
Post

Ganacsade lagu dilay gobolka Hiiraan & ciidanka amniga oo talaabo qaaday

Beledwayne ( Raxanreeb )  Wararka ka imaanaya degmada Maxaas  ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay ganacsade caan ka ah magaaladaas. Ganacsadahan ayaa lagu magacaabi jiray  Xasan Maxamuud Osoble waxaa ayaa waxaa dilkiisa  ka danbeeyay koox hubaysan Sida dadka deegaanka ay sheegayaan dilka ka dib kooxda hubaysan ayaa goobta isaga baxsaday waxyar ka...

MUQDISHO : Dadwaynihii ugu badnaa oo isugu soo baxay si ay ula dareen qaybsadaan Falastiin
Post

MUQDISHO : Dadwaynihii ugu badnaa oo isugu soo baxay si ay ula dareen qaybsadaan Falastiin

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Jimca ah boqolaal dadwaynaha ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalada Muqdisho si ay u muujiyaan in ay garab taagan yihiin walaalala Falastiin. Dadkan ayaa ku dhawaaqayay erayo ka dhan ahaa Yahuuda kuwaas oo duqeymo arxan darra ah ka gaysanaya dhulka barakaysan ee walaalaha Falastiin. Sheekh Cabdul Xayi oo kamid Culimaddii...