Month: October 2023

WAQTIGA ATMIS oo dhamaad ku dhaw iyo saldhigyo kale oo ay wareejiyeen
Post

WAQTIGA ATMIS oo dhamaad ku dhaw iyo saldhigyo kale oo ay wareejiyeen

Raaga Ceelle (Raxanreeb )Ciidamada  ATMIS ayaa saldhigii ay ku lahaayeen Degmada Raaga Ceelle ee Gobalka Shabeellada dhaxe ku wareejiyay ciidanka xoogga dalka, waxaana munaasabadda goob joog ka ahaa Saraakiil ka tirsan Xoogga dalka. Qoraal ka soobaxay ATMIS ayaa lagu yir’’ Ciidamada ATMIS ee Burundi ayaa hadda loo daabuli doonaa gobollo kale oo Soomaaliya ka mid...

Abdiraxmaan Abdishakuur oo furay daaqadii Mucaaradnimada
Post

Abdiraxmaan Abdishakuur oo furay daaqadii Mucaaradnimada

Muqdisho (Raxanreeb) Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ah xildhinaanada Golaha shacabka  ayaa bartiisa Facebook ku qoray hadalo uu si wayn  uu ugu dhaliilay Dowladda u hoggaaminayo Madaxwaynaha Soomaaliya. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in  ay muuqanayaan  waxyaabo badan oo ay hore ugu diideen Dowladii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay hadda ku dhaqmayso Dowladda Xasan Sheekh....

Xasan Sheekh oo u taag la’ doorashada KGS  oo Baydhabo gaaray
Post

Xasan Sheekh oo u taag la’ doorashada KGS  oo Baydhabo gaaray

Baydhabo (Raxanreeb ) Maanta oo Arbacaha Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Baay halkaas oo lagu sood dhaweeyay. Madaxwaynaha Soomaaliya inta uu ku sugan yahay magaalda Baydhabo waxa uu la kulmi doono Madaxwaynaha maamulka koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen iyo xubnaha kale ee maamulkaas. Ujeedka ugu wayn ee Madaxwaynaha uu...