Month: February 2024

Xildhibaan Shuuriye ‘’Haa waa damiintay – ninkii gubay xaaskiisa‘’.
Post

Xildhibaan Shuuriye ‘’Haa waa damiintay – ninkii gubay xaaskiisa‘’.

Muqdisho (Raxanreeb ) Saacadihii la soo  dhaafay waxaa soo baxayay warar sheegaya  inuu baxsaday nin xaaskiisa si arxan darra ahu gubay xaaskiisa oo Uur lahayd. Waxa wararka qaar ay sheegayaan in ninkaas xubno ka tirsan Dowladda ay ka dhoofiyeen Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isla markaana shaqada uu damaanad ugu ahaa Xildhibaan Saabir Shuuriye....

Nin xaaskiisa ku gowracay degmada Qoryooley
Post

Nin xaaskiisa ku gowracay degmada Qoryooley

Faah faahino dheeraad ah, oo kasoo baxaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xalay maqribkii dhacdo xannuun badan isla markaana argagax leh ay ka dhacday degmada Qoryooley, kadib markii nin xaaskiisa toorreey ku gowracay.

Agaasinka Waaxda Caafimaadka ee Dowladda Hoose ee Xamar ayaa yeeshay kulan kooda billaha ahaa
Post

Agaasinka Waaxda Caafimaadka ee Dowladda Hoose ee Xamar ayaa yeeshay kulan kooda billaha ahaa

Muqdisho (Raxanreeb) – Agaasinka Waaxda Caafimaadka ee Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta yeeshay kulan kooda billaha ahaa. Kulanka waxaa kasoo qeyb galay Agaasimeyaasha Caafimaadka ee Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominaayay Agaasimaha Waaxda Caafimaadka ee Dowladda Hoose ee Xamar Dr. Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay sidii kor loogu...

Nin haweenay uu qabay si arxan dara ah u dilay oo la baadi goobayo.
Post

Nin haweenay uu qabay si arxan dara ah u dilay oo la baadi goobayo.

Qoryoolay (Raxanreeb )  –Wararka ka imaanaya degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi galabta nin uu si arxan-darro ah ugu dilay xaaskiisa, kaddib khilaaf qoys oo lamaahan soo kala dhax galay. Ninka ayaa dilka Xaaskiisa u adeegsaday sida la sheegay Tooreey af badan oo uu kaga dhuftay dhowr meelood oo halis badan,...

Dowladda oo u taag la’ dagaalada dhaxmara ciidanka Soomaaliya.
Post

Dowladda oo u taag la’ dagaalada dhaxmara ciidanka Soomaaliya.

Muqdisho (Raxanreeb ) Waddooyin ka mid ah magaalada Muqdisho waxaa marar badan ka dhacay iska hor imaadyo u dhaxeeya ciidanka Dowladda Soomaaliya kuwaas oo khasaara gaysta. Iska hor imaadyadan ayaa ah kuwa salka ku haya muran soo kala dhaxgala ciidanka Dowlada ee baraha  laga maamulo  amniga ee magaalada Muqdisho. Waxa ay gaystaan khasaare kala duwan...

Koox kufsi & dhac ka gaystay Garoowe oo gacanta lagu dhigay.
Post

Koox kufsi & dhac ka gaystay Garoowe oo gacanta lagu dhigay.

Garoowe (Raxanreeb ) Ciidanka amniga magaalada Garoowe ee Puntland howlgal ay  sameeyeen ayay sheegeen saraakiishu inay ku guulaysteen in gacanta ku soo dhigaan shaqsiyaad lagu eedeynayo falal kala duwan. Saraakiisha amniga ayaa sheegaya in xaafadaha iyo waddooyinka magaalada Garoowe ay ka fuliyeen howlgal horseed u noqday in gacanta lagu soo dhigo shaqsiyaad kufsi iyo dhac...