An improvised explosive device (IED) explosion killed at least seven civilians and leaving more than 10 others wounded on Monday night in Mogadishu’s Heliwaa district, eyewitnesses said. The explosion targeted a mini bus and a tuktuk at the SOS junction, a busy street, striking during the bustling rush hour, according to eyewitnesses. Somali Police, in...
Month: February 2024
Tirada dhimashada qaraxa ka dhacay Muqdisho oo kordhay.
Muqdisho (Raxanreeb ) Warar kals duwan ayaa ka soo baxaya qarax khasaare u gaystay dad rayid ah oo ka dhacay degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho. Waxa uu haleeyay qaraxan sida wararka ay sheegayaan mooto Bajaaj iyo gaari kuwo dadwaynaha oo marayay isgoyska SOS degmad Huriwaa ee magaalada Muqdisho. In la xaqiijiyay 7 qof ayaa ku...
Golaha Ammanaka oo maanta ka dooday arrimaha Soomaaliya
Golaha Ammanaka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ka dooday arrimaha Soomaaliya.
Sheekh Shariif oo ka xumaaday in khudbadiisa laga sii dayn waayo SNTV.
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Talaada ah mudanayaasha Barlamaanka ayaa lahaa kulan ay uga doodeen wax ka bedelka Dastuurka oo in mudda ah doodiisu ay socotay. Xubnaha hadal jeedinta ka sameeyay Golaha waxaa ka mid ah madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ahna mudane ka tirsan Golaha shacabka ee Barlamaanka. Khudbada Shariif ayaa la...
MILICIS : Dilka Abdinasir Muse & Duulimaadayadii laga celiyay Soomaaliya ?.
Muqdisho (Raxanreeb ) –Taariikhda markeey aheyd 17 bishii tagtay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa hawada Soomaaliya ka celisay diyaarad lanbarkeeda yahay ETH8273 taas oo ka soo duushay Addis Ababa kuna socotay Hargeysa, maamulka Somaliland ayaa dhacdadaas ku tilmaamay gardaro kaga timid Soomaliya balse isla maalinkii xigtay ayeey Ha’adda Duulista Soomaliya hawada ka celisay diyaarad kale...
Sheekh Shariif oo si adag uga hadlay Qorshaha Villa Somalia ee Dastuurka.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Isagoo ka hadlayay maanta oo Talaada ah xarunta Golaha shacabka ee Barlamaanka ayaa madaxwaynihii hore ahna xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka waxaa uu aad u dhaliilay siyaasadda madaxwayne Xasan . Madaxwayne Shariif Sheikh Axmed ayaa sheegay in Dastuurka uu muhiim u yahay dowladnimada, isla markaana uu taageersan yahay in la dhameystiro,...
Weriye Jamaal Osman oo maanta Garowe laga masaafuriyey.
Garoowe (Raxanreeb ) – Wariye Jamal Osman oo ka tirsana Chanel 4 ka Ingiriiska ayaa goor dhaweyd laga masaafuriyey Garowe oo shalay lagu xiray, Sida ay sheegeen suxufiyiinta ku sugan magaalada Garoowe Weriye Jamaal Osmaaan ayaa la saaray diyaarada Ethopian Airweys oo Adisababa ku socotay. Hay’adaha ammaanka Puntland ayaa weriyahan waxay shalay ka qabteen magaalada...
Yaa hakiyay weeraradi ciidanka Mareykanka looga soo qaadyay Ciraq?
Booqasho uu Magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq uu ku tagay madaxa Ciidamada Gaarka ah ee Iran ee Quds, ayaa la sheegay inay hakad gelisay weeraradii ay kooxo ay Iran taageerto oo Ciraq ka howlgala ku hayaan ciidamada Mareykanka.
Go’aan laga soo saartay waqtiga la qaadayo Kiiska ninkii gubay xaaskiisa.
Muqdisho (Raxanreeb ) –Maxkamadda G/Banaadir ayaa mudeysay dhageysiga Dacwadda ka dhanka ah eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo loo haysto inuu xaaskiisa ku gubay magaalada Muqdisho. Kiiskan maxkamadu ay shaacisay in maalinta arbacada ah la qaadi doono ayaa ahaa mid buuq badan uu ka taagnaa isla markaana ehelada ay dalbanayeen in la dedejiyo kiiskan. Maxkamada ayaa...
Ya sugaya amniga Axmed Madoobe , haddii ay baxaan ciidanka Kenya ATMIS ?
Ceelwaaq (Raxanreeb ) –Maamul goboleedka Jubbaland ayaa u diyaargaroobaya ka dib ka bixitaanka ciidanka Kenya ee Jubbaland oo qayb ka ah ATMIS sidii ciidamo u gayn lahaa deegaanada ay ka baxaan. Sida warar la helayo ay sheegayaan ciidamo dhawaan tababar u soo xirmay kuna sugan degmada Ceelwaaq ayaa loo qaybinayaa hub fara badan si ay...








